Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo ciribtireysa cudurka ugu xun ee curyaamiya dhismaha Dowladnimada (Warbixin).

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hayโ€™adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa noloeed,balse ah goโ€™aan mugdi gelinaya mustaqblkiisa adduun iyo Aakhiro.

Soomaaliya oo dhaqankan tuuganimada ah dhibaato ku hayay muddo dheer ayaa qaadeysa tallaabooyin ka dhan ah kuwa caadeystay xatooyada xoolaha dadweynaha.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhawaan ku dhawaaqay qorshiisa la dagaallanka masuq-maasuqa.,isagoo faray hayโ€™adaha caddaalada iyo kuwa u xilsaaran ilaalinta hantida qaranka in ay awooddooda dul dhigaan ciribtirka musuqa iyo ceebeynta cid walba oo ku lug yeelata boobka hantida ummadda.

โ€ Dowladda Soomaaliya ma ogolaaneyso in waxa yarka ah ee gabadha jidka Shaaha ku iibisa ee rubaca sokorta ah ay soo gadatay canshuurta laga qaaday in nin inta jeebka ku shubto baxsado, subax, subaxyada ka mid ah gurigaada ha ugu soo lebesanin ninkaas tuugga ah inaad difaacdid, maxaa loo xiraa, maxaa loo hasytaa,maxaa loo ceebeynaa?, waa la ceebeynaa, waa la karaama tiraa, waxa uu mudan yahay karaaamo, sharaf iyo haybad malahan,ninka Alle ka cabsan waayana sharaf ma leh, nooma kala sokeeyaan dadka Soomaaliyeed ogaada ninka Shabaabka ah ee na qarxinayaa iyo ninka tuugga ah ee canshuurta xadaayo,isku si ayaa ula macaamileynaa,โ€ ayuu yiri madaxweynaha JFS.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka duulaya waajibaadkiisa shaqo iyo fulinta amarka madaxweynaha ee ku aaddan qaadista dagaal dhab ah oo ka dhan ah masuq-maasuqa ayaa bannaanka soo dhigay kiisas la xiriira masuqa oo lagu eedeeyay masโ€™uuliyiin Dowladeed iyo howl-wadeenada qaar ka mid ah hayโ€™adaha Dowladda, kuwaas oo loo gudbiyay maxkamadaha awoodda u leh.

Shaqsiyaad badan oo loo haysto kiisas la xiriira masuq-maasuq ayaa ka soo muuqday fagaaraha caddaalada, waxaa sidoo kale, kala shaandheyn iyo baaris dheer ku socotaa qaar ka mid ah masโ€™uuliyiin iyo hayโ€™ado Dowladeed, kuwaas oo lagu tuhmayo kiisas la xiriira masuq-maasuq .

Tallaabooyinka ka dhanka ah la dagaallanka masuq-maasuqa ay qaadday Dowladda oo dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada si weyn u soo dhoweeyeen wuxuu dhabaha u xaarayaa in Soomaaliya ay gaarto isku filnaasho dhaqaale si aan uga maaranno kaalmooyinka caalamiga ah ee hadda ay ku tiirsan tahay Dowladda.

Previous Post

Ciidamada Israโ€™iil oo dib ugu baxay Jeniin

Next Post

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

Next Post
Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In