Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Shiinaha oo 2 Malyan oo Dollar ku wareejisay Hay’adda WFP

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Shiinaha oo 2 Malyan oo Dollar ku wareejisay Hay’adda WFP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Shiinaha ayaa lacag gaareysa $2000,000 (Laba Milyan oo Doolar) ku wareejisay Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP oo qeyb ka ah fulinta barnaaijyada Hay’addaasi ka waddo Soomaaliya.

Deeqdani waxay si gaar ah Dowladda Shiinaha ugu tala gashay sii wadidda Barnaamijyada WFP ee wax u qabashada hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii ay saameeyeen isbedelkii Cimilada ee Elino.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Munaasabad kooban oo Dowlada Shiinaha ay ku wareejineysay deeqdaasi ayaa waxaa ka qeyb galay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya,wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale u qeybsamaha Hay’adda WFP ee Soomaaliya Laurent Bukera isagoo sheegay in deeqdani ay ku wareejisay Dowladda Shiinaha loogu tala galay oo keliya in wax loogu qabto xaaladaha nafaqa dari da hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku kalsoontahay in WFP oo lacagtaasi lagu wareejiyay, iyadoo kaashanaysa Dowladda Soomaaliyeed la gaarsiin doono meelihii loogu tala galay.

Safiirka Dowlada Shiinaha ee Soomaaliya Wei-hongton ayaa sheegay in ay sii wadayaan taageeridda Soomaaliya, isagoo ku baaqay in Dowladaha Caalamka ay u midoobaan taageeridda Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka.

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya waxa ay ka taageertaa dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhinacyada waxbarashada, Caafimaadka, gargaarka Biniaadanimo.

Previous Post

Kulan looga hadlayay arrimaha Somalida oo lagu qabtay K/Afrika

Next Post

Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano

Next Post
Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano

Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In