Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Agaasimahiisa, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka, Xoogga Dalka Soomaaliya, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Dalalka Ciidamada Ka joogaan Soomaaliya iyo xubna ka socda Beesha Caalamka ayaa kawada hadalay sidii Soomaaliya ay u hanan laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Shirkan oo daba socday shir dabayaaqadii bishii Januaary ee sanadkan ka dhacay Addis Ababa ee Xaruunta Midowga Afrika, kaasoo looga arrinsanayey Qorshaha Qaran ee Kala-guurka, fulinta mandate ka cusub ee lagu heshiiyey, waxaa sidoo kalena waxbixin laga dhageystey guddiga farsamo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika, u diyaar garowga howlgalka cusub ee labada (2) sano soo socota, fulinta wixii lagu heshiiyey, casharada laga baran karo wixii qabsoomey iyo xaqiijinta sidii ay Dowladda Soomaaliyeed u gaari laheyd hanashada amniga guud ee dalka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa u mahadceliyey garab istaagga Midowga Africa iyo Beesha Caalamka sida ay u garab istaageen Soomaaliya, isagoona sheegay in dowlada Soomaaliya ay ka go’antahay dar-dargelinta howlaha horyaala.

Previous Post

Jowhar oo lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Next Post

R/W Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Next Post
R/W Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

R/W Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In