Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga HDHF oo soo dhaweeyay shaacinta doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed  HirShabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Yuusuf Ibrahim Afrax ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#033 ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Jumhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxamed Cumar Ceymooy ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#005 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Dahabo Suusow Maxamuud ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#088 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Farxiyo Maxamuud Dhaqane ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#052 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Maxamuud Maxamed Jimcaale ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#098 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Jowhar.

Waxaana soo gabagabowday doorashadii lixda kursi ee maanta lagu madalsanaa.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Next Post
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In