Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Werarkii Jaamacadda Gaarisa.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Werarkii Jaamacadda Gaarisa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warsaxaafadeed ka Soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa lagu sheegay in dowaladda Soomaaliya ay la wadaageyso Xanuunka dowladda Iyo Shacabka Dalka Kenya.

Falkaasi Argagixiso ayaa lagu waxyeeleeyay Arday iyo Dad misaakiin ah oo wax ku baranayay Jaamicadda kuwaas oo isku diyaarinayay Waxbarashadoodii Caadig aheyd.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasiirka Waxa uu Sheegay in arintan ay sii xoojin doonto xiriirka iyo wadashaqeynta ka dhexeysa dowladaha Geeska Afrika oo ay ku jiraan Kenya iyo Soomaaliya.

Mudane Maareeye ayaa intaa ku daray in Dowaldda Soomaaliya ay ugu  tacsiyeeneyso Dowladda Kenaya iyo Qoysaskii dadkooda ku waayay Weerarkaasi Argagixiso, Waxeyna dowladda Soomaaliya ka codsaday Wadamada Geeska afika iyo Caalamkuba in loo midoobo soo afjaridda Falalka Wuxuushnimada ah ee Argagiisada.

Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay in falalka Argagixisada ee noocaan oo kala ah ay muujinayaan sida indha la’aanta ah ee aaney Argagixisadu u xaq dhowreyn Baniaadanimada uguna xadgudbayaan Shareecada Islaamka,taas oo waajib ka dhigeysa in si aan kala har laheyn loola dagaalamo Ficiladan Bahalnimo.

Previous Post

Uhuru Kenyatta:Waa In Aad Isdajisan Ciidankena ayaa Xaaladda Gacanta Ku Haya.

Next Post

Golaha Wasiirada Oo magacabay Shan Safiir “Sawirro”

Next Post
Golaha Wasiirada Oo magacabay Shan Safiir “Sawirro”

Golaha Wasiirada Oo magacabay Shan Safiir "Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In