Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey bulshada ku nool degmada Xuddur “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey bulshada ku nool degmada Xuddur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo dhawaanahaan ay ka jirtay xaalad beni’aadanimo ayaa waxaa gaarey 7 diyaaradood oo sida gargaar raashin ah oo gaaraya 49 tan kaas oo ay ka faa’ideysanayaan dadka danta yar.

Kusimaha guddoomiyaha degmada Xuddur Mustaf Aadan iyo guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Bakool Maxamed Cabdiraxmaan Cismaan ayaa balanqaaday in gargaarkaan lagaarsiinayo dadka ku haboon ee loogu talagalay.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Agaasimaha madaxtooyada koonfurgalbeed Cabdulaahi Cali Watiin ayaa umahadceliyey dowladda iyo cidkasta oo gacan ka geysatay deeqdaan xuddur soo gaartay.

Wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka, ganacsato Soomaaliyeed, Jaaliyadda iyo Sanator Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa kaalin mug leh ka qaatay deeqdaan 49 tan ah ee Xuddur gaartay, waxana jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixisey qaylo dhaantii maamulka iyo shacabka reer koonfur galbeed gaar ahaan gobolka Bakool, wax kabedeli doontaa nolosha qoosaska danyarta ah ee ku nool magaalada Xuddur.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo James Swan oo wada kulmay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo James Swan oo wada kulmay “SAWIRRO”

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo James Swan oo wada kulmay “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In