Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa  min hal darajo dalacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaankii Jabhadda falaagada iyo ciidamada Kenya  oo is garabsanaya ay ku soo qaadeen degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiirada Difaaca, Cadaaladda iyo Saraakiil ciidan ayaa markii ay gaareen Degmada Beladxaawo gaarsiiyay ciidamada fariintii ay u wadeen, oo ahayd in min hal darajo la dalacsiiyay.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Ujeedka socdaalka wafdigaan ay ku tageen Beledxaawo ayaa ah u kuur gelidda xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada, la kulanka maamulka iyo qeybaha bulshada ku dhaqan Beladxaawo, waxaana ay kormeer ku sameen doonaan aagga hore ee ay ciidanka ku suganyihiin iyo goobta lagu hayo maxaabiistii ay ciidamada ku soo qabteen duulaankii lagu jabiyay Cadawga Soomaaliya.

Previous Post

Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey bulshada ku nool degmada Xuddur “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey bulshada ku nool degmada Xuddur “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey bulshada ku nool degmada Xuddur “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In