Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo furtay Aqoon isweydaarsi looga hadlaayo kheyraadka dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan  aqoon  iswaydaarsiga   ayaa  la xariir  sidii looga hortagi  karo  khilaafka ka  dhasha  kheyraadka  dalka iyo  sida loo  qeybsan karo kheyraadka dalka  maadaama uu  dalkeenu  qatay nimaadka Federaalka isla markaana ay soo qaban qaabisay hay’adda SIRC  ayaa maanta lagu qabtay  magaalada Muqdisho.

Furitaanka aqoon isweydaarsigan ayaa  waxaana  ka qayb  galay siihayaha  Wasiirka wasaaradda   Arrimaha gudaha  iyo Federaalka  xukuumada Soomaaliya ku simaha  Wasiirka Beeraha  gudoomiyaha guddiga   Maaliyadda iyo  Ganacsiga  Barlamaanka  Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

Aqoon is waydaarsiga ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa uu socon doono mudo  Sadex cisho ah  ayaa  loo qabtay in badan  60  qof oo   isku  jira   Ragg  iyo Dumar kuwaasi   ka kala yimid qaar ka mid ah gobolada  dalka.

Mudane  Cabdulahi  Jaamac  Xuseen   gudoomiyaha  guddiga  Maaliyadda iyo  Ganacsiga  Barlamaanka  Federalka Soomaaliya oo kulanka  ka hadalay ayaa  sheegay  in dalka Soomaaliya uu  xiligani qaatay nidaamka  Federalka  oo  ku cusub bulshada Soomaaliya,isla markaana ay  sameysmeen maamul goboleedyo loona  bahanyahay  in Dowlada Soomaaliya ay  samayso  sharci qeexayada  sida loo qeybsan karo kheyraadka dalka Soomaaliya   iyo  cida  xaqa  u leh  in gasho  heshiisyada   ku aadan   kheyraadka.

Siihayaha Wasiirka Arrimaha gudaha  iyo Federalka Soomaaliya   mudane   Cabdulaahi  Godax Barre oo  furay   aqoon isweydaarsiga  ayaa ka hadlay  halka ay  marayaan  dhismo maamulada  dalka isagoo sheegay  in marka  dalka oo  idil  laga  hirgaliyo maamulo dhamaystiran  la samayn  doono  gudi  badala  gudiga   KMG ah ee xaduudaha  iyo hadda shaqeeya .

 

 

Previous Post

Dowladda Jarmalka oo abaal marinta sanadka 2014 u garatay Elman Peace and Human Rights (Daawo Sawirrada)

Next Post

Siihayaha Wasiirka Gaashaandhiga oo maanta booqday Tayeglow  tababarna u soo xiray ku dhowaad 400 oo askari

Next Post

Siihayaha Wasiirka Gaashaandhiga oo maanta booqday Tayeglow  tababarna u soo xiray ku dhowaad 400 oo askari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In