Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeyneysa sidii qofkasta u heli lahaa daryeelka Caafimaad ee Aas-aasigga ah “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeyneysa sidii qofkasta u heli lahaa daryeelka Caafimaad ee Aas-aasigga ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii qofkasta oo Soomaali ah uu ku heli lahaa daryeelka Caafimaad ee Aas-aasiga ah taas oo muhiimad gaar ah u leh Bulshadda danyarta ah.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa dhawaan magaalada Muqdisho ka daahfurtay Barnaamij loogu talo galay in lagu baahiyo adeegyadda Caafimaad iyadoo aanan cidna laga tageyn.

Related posts

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026

Haddaba si arrimahaas loo hirgaliyo ayaa waxaa muhiim ah in lahelo dhinacyo taageero dhan walba ah ka geysta.

Shir looga hadlayo Dhameystirka Caafimaadka ee guud ahaan dalalka Africa ayaa hadda ka socda magaalada Kigali ee dalka Ruwaandha Soomaaliya ayaana ka qeyb galeysa.

Masuuliyiinta shirkaas Soomaaliya ku mataleysa waxaa kamid ah Dr  Jalaaludiin  Yuusuf  Axmed Madaxa Hogaanka Tayaynta Adeegga Caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka dalka.

“Waxaan Joognaa Magaalada Kigali oo aan mar kale la leenahay Saaxibada Wasaarada Caafimaadka ee African Union aan ka wada midnahay iyo wadamada aan isku jaalka nahay dhanka Caafimaadka ee Africa” ayuu yiri Dr Jalaaludiin.

Waxaa  kale oo uu intaas ku sii daray “Waxaa laga arrinsanayaa ka gun gaarka Barnaamjika Haqabtiran /. Dhameestiran ee Caafimaadka UNIVERSAL HEALTH COVERAGE. Iyadoo aan diirada saarayno daryeelka Caafimaadka Asaasiga ah joogtayntiisa , xoojintiisa iyo dhamaystirkiisa”.

Soomaaliya waxay ka mid tahay dhowr wadan oo ka faa’iideesan doono Mashruuc African Union Development Agency uu ka fulinaayo dalalka Africa sanadka mar uu gaaro 2020-2024.

Previous Post

Ka hortaggu waxa uu ka wanaagsan yahay xallinta dhibaatada (Warbixin)

Next Post

Madaxweyne Waare oo tababar u furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle “Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Waare oo tababar u furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle “Sawirro”

Madaxweyne Waare oo tababar u furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle "Sawirro"

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In