War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya ayaa loogu tacsiyeeyay ehelka iyo qaraabadda, geerida ku timid Allaha u naxariistee Dr. Xaawo Cabdi oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Halkaan hoose guji si aad u akhrisato war-saxaafadeedka