Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Sameysaneysa Maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka +SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Sameysaneysa Maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka +SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

​Dowaladda Soomaaliya ayaa samaysanaysa maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka iyada oo hada si ay socoto Samaynta tiradii ugu horaysay oo gaaraysa ilaa lix markab oo ah kuwa loogu tala Galay ilaalada Xeebaha

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr Ali Sa”id Faqi oo booqanaayey Goobta lagu diyaarinaayo Maraakiibta ,ayaa waxaa uu sheegay in ay guul taariikh ah u tahay Soomaaliya in loo sameeyo Maraakiib Ilaalisa Xeebaha Dalka kana ilaalisa wax walbo oo halis ku ah Soomaaliya  ee ka yimaada dhanka badda.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Ali Faqi ayaa waxaa uu sheegay in Hadii lagu guuleysto Sameynta Marakiibtaan oo hada howsheeda ay socoto in ay amaanka xeebaha wax ka qaban dooonaan sida burcadbadeedka Argigixisada kuwa hubka sharcidarada Soogalinaya Dalka iyo waliba ku wa kaluumeysiga sharcidarada ah ka wada Biyaha Soomaaliya .

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA MARAAKIIBTA DALKA LOO SAMAYNAYO

Danjire Cali Faqi ayaa waxaa sidookale uu sheegay in Heshiiska dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda (Atlantic marine offshore) ee fadhigeedu yahay wadanka Holland uu jiro  in la tababaraayo Ciidamadii marakiibta ku shaqeynlahaa oo tabarkoodana uu qaadan doono Muddo Ku siman 5 ilaa 7 sano  kadibana ay la wareegaan howlaha Maraakiibtaasi.

Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa heshiiis la gashay shirkada hada ku howladan Samaynta Maraakiibtaan taas oo la yiraahdo Atlantic marine offshore28 bihii Julay 2013, heshiiska maraakiibtaan Soomaaliya loogu sameeyo, waxaana Somaaliya u saxiixay Wasiir kii Hore ee Gaashaandhiga Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi ,iyadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Shiikh Maxamuud iyo Ra”iisulwasaarihii Xiligaas Dr Sacid Farax shirdoon,kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

IMG_9466 IMG_9468 IMG_9485 IMG_9411 IMG_9412 IMG_9437 IMG_9443 IMG_9464 IMG_9465

SONNA

Previous Post

SAWIRO: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika

Next Post

SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo  xaflad casho ah usameeyay Ciyaartooyda kubadda cagta ee Galmudug.

Next Post
SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo  xaflad casho ah usameeyay Ciyaartooyda kubadda cagta ee Galmudug.

SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo  xaflad casho ah usameeyay Ciyaartooyda kubadda cagta ee Galmudug.

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In