Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo tallaalka COVID-19 gaarsiisay Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo tallaalka COVID-19 gaarsiisay Koonfur Galbeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talaalkan oo looga hortagaayo Cudurka COVID-19, isla markaana ay ka faa’iideysan-doonaan in ka badan 30 kun qof oo ku nool 14ka degmo ee koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarsiiyey Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka . Gudoomiyaha Gobolka iyo xubno ka socdey maamulka degmada Baydhabo ayaa si wadajir ah ula soo wareegey tallaalka oo lagu daah furi doono qaar kamid ah xarumaha Caafimaadka .

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda Degmada Baydhabo Yuusuf Barre Macalin iyo Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa si isku mid ah ugu mahadceliyey Dowladda Soomaaliya oo tallaalka soo gaarsiisey Koonfur Galbeed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Dr Xuseen Maxamed Daahir iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Cismaan Jiidow ayaa tilmaamay in tallaalka ka hortagga COVID-19 la gaarsiin doono  bulshada kuwooda ugu nugul.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Tallaalka COVID-19 gaarsiisay Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Hirshabeelle oo la gaarsiiyey Tallaalka COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Hirshabeelle oo la gaarsiiyey Tallaalka COVID-19 “SAWIRRO”

Hirshabeelle oo la gaarsiiyey Tallaalka COVID-19 "SAWIRRO"

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In