Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Hawl-gal lagu khaarajiyay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo War ka soo  saartay Hawl-gal lagu khaarajiyay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

15-ka Maarso, 2020 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka AFRICOM ee Mareykanka iyo ciidamada AMISOM ayaa shan (5) weerar oo cirka ah ku qaadey agagaarka magaalada Jannaale.

Weerarka cirka ah ayaa looga danlahaa in lagu taageero ciidamada AMISOM iyo kuwa Xoogga Dalka intii lagu gudajiray duullaankii loodhamaa ee kooxda argagaxisada ee Alqaacida xiriirka la leh ee Alshabaab looga xoreynayey magaalada Jannaale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Weerarradan cirka ah ayaa lagu dilay dhawr xubnood oo Alshabab ah, islamarkaana waxaa lagu wiiqay awoodda Alshabaab kusoo weerarikaraan AMISOM iyo Xoogga Dalka. Wadashaqeyntii ka dhaxeysay AMISOM iyo Xoogga Dalka ee duulaankii lagu qabtay Jannaale ayaa muujinaya hufnaanta iyo meelmarka sida ay uga go’antahay ciidamada huwanta caalamiga ee u yimi inay jabiyaan kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab. 

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo muwaadiniinteeda ay matasho ayaa aad uga mahadcelinaya taageerada ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee kasoo jeeda Ugandha ee lagu xoreeyey dadka Soomaaliyeed magaalada Jannaale. 

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay u mahadcelinaysaa geesiyadii rag iyo dumarba lahaa ee ciidanka Xoogga Dalka oo runtii muujiyey dadaal dheeri ah duulaankii Jannaale looga cayriyey kooxda dabadhilifka u ah Alqaacida ee Alshabaab.

Hubin lagu sameeyey weerarradan ayaa lagu ogaaday in aysan jirin cid shacab ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay. 

Previous Post

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay

Next Post

Liiska Golaha Barlamaanka 2-aad ee Koofur-galbeed oo maanta lagu dhawaaqay

Next Post
Liiska Golaha Barlamaanka 2-aad ee Koofur-galbeed oo maanta lagu dhawaaqay

Liiska Golaha Barlamaanka 2-aad ee Koofur-galbeed oo maanta lagu dhawaaqay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In