Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuuraha Jannaale oo gacanta lagu dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab ee Shabeelada hoose, Maxamuud Yuusuf Mansuur,howlgallo baaritaanno ah oo ay degaanka Jannaale iyo nawaaxigiisa ka sameeyeen Ciidamadda Danab ee xoogga dalka ayaa waxay ku soo qabteen horjoogahaasi maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo ay ka qaadaan dadka masaakiinta ah ee gobolka Shabeelada hoose iyo 7-maleeshiyaad ah oo la socday, oo hadda ay ku socdaan baaritaanno

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/guuto Cabdi-xamiid Maxamed Dirir oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Jannaale iyo degaannada hoos yimaada ay ka wadaan howlgallo baaritaanno ah oo ay ku xaqiijinayaan amaanka,taasi oo suuragalisay in gacanta lagu soo dhigo horjooge Maxamed Yuusuf Mansuur oo ahaa madaxii lacagaha canshuuraha ah ee gobolka Shabelaha hoose ka qaadi jireen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Howgalka lagu soo qabtay horjoogahaani iyo maleeshiyaadka las ocday ayaa waxaa fuliyay ciidamadda Dana bee xoogga dalka Soomaaliya oo muddooyinkaan danbe waday dadaal geesinnimo leh oo ay dalka kaga xoraynayaan kooxaha nabad-diidka ah meel kasta ay dalka kaga sugan yihiin,

Previous Post

Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Hawl-gal lagu khaarajiyay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo War ka soo  saartay Hawl-gal lagu khaarajiyay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Hawl-gal lagu khaarajiyay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In