Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Wajiga Labaad Ee Interlooga Suuqa Gaalkacyo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Wajiga Labaad Ee Interlooga Suuqa Gaalkacyo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay wehliyaan xoghayaha Dowladda Hoose, xubno ka tirsan golaha deeganka,Guddoomiyaha Xaafada Hormar, qaar ka mid Agaasimayaasha, iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa Maanta dhagax dhigay wajiga labaad ee dhisida interlooga ee suuqa weyn ee Magaalada Gaalkacyo.

Saarista Interlooga oo horrey Qaar kamid ah suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo loogu soo Sameeyay,ayaa Hadana Waxaa lagu wadaa in Waddooyinka cusub loogu sameeyo Suuqa.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Dhagax dhiga interloogaan, ayaa waxaa iska kaashanaya Maamulka Dowladda Hoose iyo qaar ka mid ah Ganacsatada suuqa weyn ee Magaalada Gaalkacyo.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Ayaa yiri ” Waa wax weyn inaan isku filnaano oo aan dhisan karno,Wixii aan u baahano,Interlogaan Waxow soo celinayaa Bilicda suuqa,Madaama carriiri ahaa dhaqdiisha Suuqa,Waxaan u mahadcelinayaa cidkasto oo ka qeyb qaadatay Interlooga suuqa Gaalkacyo”.

Wajigii koowaad ee dhismaha interlooga laga hirgaliyay suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo horaantii 2021, ayaa keenay in wax weyn kusoo kordhiyo bilicda Suuqa weyn ee Magaalada Gaalkacyo.

Tanni ayaa suurtagal ka dhigayso inay suuqa ugu Ganacsadaan ganacsatada xiliyada roobka ay ka da’ayaan Degaanada Puntland.

Previous Post

Odayaal La Macaamilay Khawaarijta Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Next Post

Wasiirka Arrimaha Diinta Oo Kulan La Qaatay Guddiga Garsoorka Ee G/Shacabka 

Next Post
Wasiirka Arrimaha Diinta Oo Kulan La Qaatay Guddiga Garsoorka Ee G/Shacabka 

Wasiirka Arrimaha Diinta Oo Kulan La Qaatay Guddiga Garsoorka Ee G/Shacabka 

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In