Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Diinta Oo Kulan La Qaatay Guddiga Garsoorka Ee G/Shacabka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Diinta Oo Kulan La Qaatay Guddiga Garsoorka Ee G/Shacabka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arr. Diinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiir Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Guddiga warbixin ka siiyay howlaha Wasaaradda u qabsoomay, kuwa socda, qorshayaasha Waxqabadka 2023, caqabadaha iyo fursadaha waxqabad ee Wasaaradda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Kulanka Wasiirka waxaa ku wehlinayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Xil. Saalax Shariif Sayid Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Cali, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xasan Cabdiraxmaan Xuseen iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Tababarada Mudane Yusuf Xasan Maxamed.

Kulanka Qodobada looga wada hadlay waxaa kamid ah:
1) Xoojinta wada shaqeynta gudiga iso wasaaradda
2) Soo gudbinta qorshe howleedka wasaaradaada
3) Soo gudbinta sharciyadda arrimaha xajka iyo cumrada
4) Dhismaha guddiga culumada soomaaliyeed
han dhismeedka sanduuqa zakada.

Previous Post

Duqa Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Wajiga Labaad Ee Interlooga Suuqa Gaalkacyo 

Next Post

Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Horumarinta dhaqaalaha 2023

Next Post
Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Horumarinta dhaqaalaha 2023

Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Horumarinta dhaqaalaha 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In