Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo ka deyriyay Xaaladda Barkacayasha Gaalkacyo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo ka deyriyay Xaaladda Barkacayasha Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa ka dayriyay Xaalada nolaleed Dadka ay abaaruhu saameeyeen kuwaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo iyo duleedka Maaaalada .

Xirsi Yuusuf Barre duqa Gaalkacyo oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya waxuu sheegay inay maalmihii dambe Magaalada soo gaareen ilaa 700  (Todobo boqol) oo qoys kuwaa oo ka imaaday deegaanada fog fog ee Gobolka mudug gaarahaan deegaanada xiga Maamulka Galmudug.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Duqa Gaalkacyo ayaa tilmaamay inay jiraan Cudurro kala duwan oo hada haysta Dadka soo barakacay ee gaaray Gaalkacyo isagoo sheegay in Cudurrada ay sababeen xaalad nafaqo daro oo ay wajahayaan qoysaskaan ka soo barakacay deegaanada miyiga ah ee Gobolka Mudug.

Dhanka kale Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegay in loo baahan yahay  gar-gaar deg deg ah in lala soo gaaro Dadkaan soo gaaray magaalada Gaalkacyo kuwaa soo ay Xoolihii ku dhaafeen abaarta ka jirta inta badan Dalka  waxuuna  ka Codsaday  hay,adaha  Samafalka iyo Bulshada Soomaaliyeed  Caawimaad wax looga qabto xaalada abaareed sababtay barakaca.

Previous Post

DHAGAYSO+Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo Furay Wadooyin muhiim ah

Next Post

700 dhagax ayaa laga heley kelida nin Soomaali ah

Next Post
700 dhagax ayaa laga heley kelida nin Soomaali ah

700 dhagax ayaa laga heley kelida nin Soomaali ah

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In