Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo faah-faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Duqa magaalada Ankara – DHAGEYSO

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo faah-faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Duqa magaalada Ankara – DHAGEYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho rasmi ah.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa ka qayb galaya saxiixa mataaneynta labada Caasimadood ee Muqdisho iyo Ankara oo maalinta beri ah la saxiixayo. Isagoo sidoo kalena ka qeyb geli-doona shirweynaha Midowga Caasimadaha Caalamka oo ay marti gelineyso magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Duqa Muqdisho oo weheliyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiga Mudane Maxamed Jaamac Caydiid ayaa kulan la qaatay dhiggiisa magaalada Ankara Prof. Dr. Mustafa Tuna oo ay ka wada hadleen Maamulka labada Caasimadood ee Soomaaliya mataaneyntooda iyo sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen horumarka, is-dhaafsiga khibradaha dhanka Maamulka iyo xoojinta wada shaqeynta.

“Waxaan Kulan ku qotomay xoojinta xiriirka labada Caasimadood wada yeelanay Duqa Ankara Dr. Mustafa Tuna oo isla qirnay muhiimadda ay leedahay mataanaynta labada Caasimadood.”Ayuu yiri Eng. Yarisow.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa inta uu ku sugan yahay Ankara waxa uu kulammo doceedyo la qaadan doonaa madaxda Caasimadaha ee ka soo qeyb galaya shirka, isagoona kala hadli doona sidii ay iskaashi u wada yeelan lahaayeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO, GUDDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO KA HADLAY SAFARKIISA TURKIGA.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/09/160414_2308.mp3

Previous Post

President Farmajo addressed the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC)

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In