Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo furay shirka Wadatashiga Dib-u-cusbooneysiinta Qorshaha hormarinta Qaranka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo furay shirka Wadatashiga Dib-u-cusbooneysiinta Qorshaha hormarinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa daah furay Shirka Wadatashiga Dib-u-cusbooneysiinta Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad ee sandka 2024 oo ay fulinteeda iska kaashan doonaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Shirkaan oo ay goob joog ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Waaxda Qorsheynta Dowladda Hoose ee Xamar iyo Mas’uuliyiin kale ayaa diirada lagu saaray soo gudbinta waxyaabihii u qabsoomay Maamulka Gobolka Banaadir, Baahiyaha waaweyn ee hortabinta u leh horumarinta Gobolka si loogu daro qorshaha qaranka 9-aad ee sanadka 2024 iyo in la xoojiyo wada-shaqaynta iyo iskaashiga u dhaxeeya Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Related posts

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa bogaadiyay tallaabooyinka socda ee lagu xoojinayo horumarinta Caasimdda iyo in lala jaanqaado Qorshaha Horumarunta Qaranka, iyadoo hortabin la siinaayo Qorshaha u degsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Previous Post

ATMIS Hands Over security responsibility to the national forces of Somalia

Next Post

Xildhibaan Xaadoole oo ka hadlay guulaha waaweyn oo ay dowladda soo hoysayy

Next Post
Xildhibaan Xaadoole oo ka hadlay guulaha waaweyn oo ay dowladda soo hoysayy

Xildhibaan Xaadoole oo ka hadlay guulaha waaweyn oo ay dowladda soo hoysayy

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In