Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka degmooyinka gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka degmooyinka gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlaayay Sugida Amniga Degmooyinka Waabari Hodan Howl Wadaag iyo xamar Jajab ee Waliyoocadde waxaa kulankaani kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho , Taliyaha Qeybta Guud Gobalka Banaadir ee Ciidanka Boliiska iyo Maamulada Degmooyinka Gobalka,

Kulankan oo ahaa mid xasaasi ayaa Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu xaaladaaha Amaanka Degmooyinka Gobalka Banadir ka wareystay qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka,

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Taliyaha Qeybta guud ee Gobalka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaliyed G/Sare Bishaar Abshir Geeddi oo kulanka ka hadlay waxa uu sheegay in Amniga Caasimada ay mas’uuliyad Ka saaran tahay qofkaste oo Mas’uul ah.

“Dadka gaaraya labada kun ee qof ee isugu jira gobalka degmada iyo saraakil amni haddii ay si sax ah u shaqeeyan amniga magaalada waxa uu noqon lahaay mid lagu filan yahay waana laga guulesan lahaay kuwa shar wadayaasha ah”ayuu yiri  takiyaha qeybta booliiska ee g/Banaadir

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale  ayaa kulanka ka sheegay in uu bilawday la xisaabtanka Amniga la xariira.

“Qofkaste oo ma shaqeysta ah waan iska reebeyna qofkaste oo aan nala jaan qaadi Karin wuunaga haraa amniga dagmada adigaa mas’uul ka ah taliyaha saldhigaa masuul ka ah kan nabad sugidda masuul ka” ayuu yiri duqa Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu sidoo kale kulanka ka sheegay in Cidkaste oo ku nool Caasimada looga baahan yahay in ay laamaha amniga farta ugu fiiqan Argagaxisada kasoo horjeedda Hormarka iyo xasiloonida Soomaliyed.

“Dhamaanteyna hadii aan mas’uul nahay iyo hadii aan shacab nahay waxaan nalagooga baahan yahay in aan u shaqeyno sidii askarti oo kale  haddii waxkaste oo halis ku ah dadka iyo dalka aan fatra ku fiiqno maalma gudahed ayaan ku dareymeyna isbadal wanaagsan oo dhan kaste ah” ayuu yiri duqa Muqdisho

Gudoomiyaha Gobalka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo Saraakisha laamaha amniga ayaa dhawaan sheegay in  amaanka magaalada Muqdisho lagula xisaabtami doono maamullada degmooyinka iyo Taliyayaasha degmooyinka  Gobalka Banaadir,

Previous Post

Dowladda F. S. oo ka hadashay sababta ay u hakisay ganacsigii qaadka Kenya

Next Post

Jaamacadda SIU oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday  5 Jaamacadood oo dibada ah “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacadda SIU oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday  5 Jaamacadood oo dibada ah “SAWIRRO”

Jaamacadda SIU oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday  5 Jaamacadood oo dibada ah "SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In