Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo La Kulmay dhiggiisa magaalada Baden ee dalka Switzerland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo La Kulmay dhiggiisa magaalada Baden ee dalka Switzerland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Xamar Ge. Hassan Husein Muungaab oo safar shaqo kujooga wadanka Switzerland ayaa wuxuu maanta kulan la yeeshey oo qaabiley dhigiisa Duqa Magaalada Baden  Mr.Geri Müller ahna xubin katirsan Baarlamaanka Federaalka Dalkaan Swiss.

Wefdiga Gudooomiyaha Maamulka Gobolka ayaa waxaa kamid ahaa, kuxigeenkiisa Maxamed Ahmed Diiriye, madaxa dhinaca siyaasada ee xafiiska mamaulka maamulka gobolka banaadir  Taakooy & Madaxa Xafiiska Maamulka gobolka Banaadir Eng. Mohamed Nur Hassan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiye Muungaab ayaa  markii la qaabiley waxaa lagu soo wareejiyey Magaalada Baden wuxuuna booqdey meelo taariikhi ah, sida halkii laga aas aasey dabdhalinta Switzerland,Aqalka Laga xukumo Magaalka, Howlkii Baarlamaanka Dalka Swizerland ay ugu horeysey ku shiri jireen, kadibna waxay wada qaateen maamulka Magaalada Baden oo wada jir ah iyo wefdiga Soomaalida Shir Muhiim ahaa oo lagu kala faa’iideysanayey.

Maamulka Baden ayaa waxay aad ugu faraxsanaayeen Maamulka Gobolka Banaadir ee Booqashada ku imaadey Gobolkooda, xiriirka iyo wada shaqeynta ay dhax mari doonto waxayna balan qaadeen iney wax badan ka qaban doonaan  codsigii Gudoonka Gobolka Banadir ee ahaa In Wax lagala qabtao dhinaca Caafimaadka, Biyaha, waxbarashada, Dayactirka wadooyinka iyo Arimo kaloo muhiim ah.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxaa la geeyey oo lagu casumey Xarunta weyn ee Kasoo baxa Wargeyska Magaca Dheere  Neue Zurcher Zeitung” NZZ” Magaalada Zurich , Wefdiga ayaa waxaa lagu wadaa sidoo kale in Bern ay booqdaan oo la kulmaan masuuliyiin ka socoto wasaarada arimaha dibada dalkaan swiss, iyo jaaliyadaha Soomaalida Bern, Ganeva iyo magaalooyin kale.

si kastoo ahaato Gudoomiye Muungaab & xubnaha Wefdigiisa ayaa waxaa Switzerland kusoo Dhaweeyey Mas’uuliyiinta Hay’ada Swiss Kalmo, Bashiir Goobdoon, Hassan Cismaan  oo Somali diaspora kasocdey, Bashiir C/qaadir Bootaan, Nafaqo oo Iskuxiraha Soomaalida iyo Walaalaha Turkiga  ma talayey iyo qaarkamid ah soomaalida wadanka kunool oo ka imaadey Gobolada Swiss Qaarkood.

 

Previous Post

Air Djibouti Cargo oo bilowday duulimaadkii ugu horeeyay ee Soomaaliya iyo Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In