Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarro lagu qaaday garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Jizaan oo u dhow xadka  ay wadagaan waddamada Yeman iyo Sacuudi Carabiya.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee magaceeda loo soo gaabiyo  (SPA) ayaa sheegtay in Jimcihi weerar lala beegsaday Garoonka Boqor Cabdallah ee  magaalada Jizaan .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dad gaaraya Lix ruux oo  kala ah labo Sacuudiyaan ah, saddex u dhalatay Bangladesh iyo hal Suudaan ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters.

Ma jirto cid si toos ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarka, laakiin dhowr weerar oo lagu bartilmaameedsaday Garoomada Sacuudiga ayaa lagu eedeeyay Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yeman.

18, July 2019, ayay aheed markii ugu horeysay oo  Maleeshiyada Xuutiyiinta ay  weerar cirka ah ku qaadaan garoonka diyaaradaha ee Jizaan, oo qayb ka ah xarumada hawlgallada isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaaminayo ee ka dagaalama Yeman.

Previous Post

Qaar ka mid ah dadkii laga soo saaray Laascaanood oo dib u dejin loogu sameeyay Dhuusamareeb

Next Post

Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Tahriibayaal lagu rasaseeyay Liibiya

Next Post
Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Tahriibayaal lagu rasaseeyay Liibiya

Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Tahriibayaal lagu rasaseeyay Liibiya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In