Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay masโ€™uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan odayaal,haween,dhalinyaro,aqoonyahan,mudanaayal baarlamaanka Soomaaliya katirsan iyo mas,uuliyiin xilal sare kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray.

Xafladan oo aheyd mid si weyn loo abaabulay ayaa waxaa musharaxnimadiisa kusoo bandhigayay Eng.Axmed Macalin Fiqi oo horay usoo noqday taliyihii hayโ€™adda nabadsugidda Soomaaliya iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan,isagoo muujinayay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee maamulka la doonayo in laga hirgeliyo gobollada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026

Munaasabadan ayaa waxaa ugu horeyn ka ahdlay gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo sheeegay in Eng.Axmed Fiqi uu yahay masโ€™uul horay loo tijaabiyay taasoo cadeyneysa sida loogu kalsoonyahay inuu horumariyo gobolladaas hadii uu ku guuleysto.

Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geesey oo ku hadlayay magaca xubnihii baarlamanka ee xafaladda ka qeybagalay ayaa ku amaanay Amb.Fiqi wadaniyadda uu muujiyay intii uu hayay xilka agaasimaha nabadsugidda Soomaaliya.

C/waaxid Cilmi Goonjeex oo horay usoo noqday ku/xigeenka raโ€™isulwasaaraha Soomaaliya ayaa isaguna xusay in Eng.Amed Macalin Fiqi oo howlo badan usoo qabtay dadka Soomaaliyeed laga filan karo dar dar hor leh iyo qorshe cusub oo lagu samatabixiyo dadka ku nool Mudug,iyo Galguduud.

Ugu dambeyn munaasabdda ayaa waxaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa kusoo xiray Eng.Axmed Macalin Fiqi oo ah musharaxa xilka madaxweyne ee maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya isagoo sheegay in hadii la doorto uu ka hirgelin doono halkaasi maamul ay ku mideysanyihiin dhamaan dadka dega gobolladaasi kaasoo horsed u noqon doona in waqti dhow isbedel lagaa dareemo.

Musharaxa madaxweynaha Eng.Axmed Macalin Fiqi ayaa ballan qaaday hadii uu ku guuleysto xilkaasi in muddo ku sinan hal sano uu deked sare u qaada wax soosaarka maamulka ka hirgelin doono gobollada uu haatan u sharaxanyahay inuu madaxweyne ka noqdo.

Cadaalad ku baahsan dhamaan deeganaada,la dagaalanka Argagaxisada iyo xoreynta deegaanada weli gacanta ugu jira,ciribtirka burcad badeeda,dhiirigelintaย  dadka naftooda u huray xoreynta deegaanka sida Ahlu suna waljameeca,u cadaalad falida dadka deegaanka iyo ka fogaanshaha.

6

1

sax

9

7

3

8

2

Previous Post

Real Madrid oo Ku Guuleysatay Koobka Naadiyada Aduunka ee Fifa Club World Cup โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In