Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka Raadiyahaa

ERDOGAN: Daacish waa Virus khatar ku ah Muslimiinta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka Raadiyahaa
0
ERDOGAN: Daacish waa Virus khatar ku ah Muslimiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan  ayaa si adag u cambaareeyay ururka  Daacish,waxa uuna ku tilmaamay  Virus khatar ah oo kala jarjaraya ummadda Islaamka.

Erdogan waxa uu hadalkan ak sheegay shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen isaga iyo madaxweynaha Ciraaq Fu’aad Macsuum oo booqasho ku jooga Turkiga.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

April 12, 2025
Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

April 12, 2025

Erdogan, waxa uu yiri “ Daacish waxay dhibaato ku yihiin qof kasta oo muslim ah, marka Daacish laga takhalusana waxaa soo bixi doona kooxo kale oo argagixiso oo wata magacyo kale”.

Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in duqeymaha dhinaca circa ah ee Isbahaysigu ku hayaan Daacish aysan ku guuleysan doonin in laga adkaado kooxda oo gacanta ku haysa dhul ballaaran oo ka tirsan Ciraaq iyo Suuriya, isagoo intaas ku daray in loo baahan yahay howl gal ciidan oo dhinaca dhulka ah.

Waxa uu Sheegay Erdogan in dowladda Turkigu ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato howl galkaas, iyadoo tababarro  siineysa isla markaana hubeyneysa ciidanka Ciraaq.

Dowladda Turkigu kama qeyb gelin dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda Ciraaq iyo Suuriya oo ay labadaba xuduud la wadaagto, hase yeeshee waxay ciidammo xoog badan oo tubtay xadduudka iyadoo sheegtay in ay tallaabo qaadi doonto haddii ay Daacish dalkeeda u soo tallaabaan.

Previous Post

Madaxweynihii hore ee Yemen oo la sheegayo in uu dalka ka baxay

Next Post

Shir looga hadlayo xuquuqul Insaanka Afrika oo lagu soo bandhigay tacaddiyada Soomaaliya “Sawirro”

Next Post
Shir looga hadlayo xuquuqul Insaanka Afrika oo lagu soo bandhigay tacaddiyada Soomaaliya “Sawirro”

Shir looga hadlayo xuquuqul Insaanka Afrika oo lagu soo bandhigay tacaddiyada Soomaaliya "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In