Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergada shirka Jowhar oo billaabay aqrinta Dastuurka maamulka Labada Gobol(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ergada shirka Jowhar oo billaabay aqrinta Dastuurka maamulka Labada Gobol(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qabya qoraalka Datuurkan Dowlad Gobooledka Hiiraan iyo Sh-dhexe, oo ka kooban 7 Cutub, ayay Maanta guda galeen iney aqriyaan Ergada shirka dhismaha maamulka Labada Gobol.

Qabya qoraalka, ayaa waxa ku jira Cutubyo muhiim ah oo ka hadlaya Astaanta maamulka, xuduudihiisa iyo nidaamka uu ku shaqeynayo Dowlad goboleedka loo dhisayo Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, Yaxye Cali Ibraahim,ayaa sheegay in qorshuhu yahay in Ttodobaadkan lagu soo dhameeyo shirka Ergada ay ku ansixinayaan qabya qoraalka Dastuurka.

“Maanta waxa si toos ah u bilowday aqrinta qabya qoraalka dastuurka dowlad goboleedka Hiiraan iyo Sh-dhexe waxaan rajaynaynaa inay bilaabato barrito doodda qabya qoraalka dastuurka ee ergooyinka insha allah waxaana na soo gaari doono wafdi qaran oo ka socdo hay’adaha madaxa bannana ee dalka ,kuwaas oo la soconaya Dastuurka doodiisa’’ ayuu yiri Dr; Yaxye.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha ,ayaa dhanka kale tilmaamay in shirka Ergada ay barbar socoto xulista xildhibaannada Dowlad Goboleedka Hiiraan iyo Shabeellada dhexe .

Wasaaradda arrimaha gudaha oo garwadeen ka ah habsami u socodka Shirkan ayaa sheegtay in Sabtida foodda nagu soo hayo uu qorshuhu yahay dhaarinta Xildhibaannada Maamul goboleedka, iyadoo dhismahiisuna lasoo gabagabayn doono 15-ka Bishan Oktoobar.

C/Shakuur Cali Axmed

Jowhar2 jowhar4 jowhar5 jowhar6 jowhar7 jowhar8

Previous Post

Sawiro : Dowlad goboleedka Galmudug oo Tababar u furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha.

Next Post

Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda “SAWIRRO”

Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta caasimadda "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In