Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergooyin ka qeyb-galaya Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ergooyin ka qeyb-galaya Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo lagu wado in maalinta berri ah uu ka furmo Dagmada Goldogob waji labaad ee Dhameystirka dib u heshiisiinta beelaha daga galbeedka Gobalka mudug ayaa maanta waxaa gaaray Salaadiin,waxgarad iyo nabadoonno ka ambabaxay saaka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ergadaan oo ay wehliyeen xildhibaano Ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay afaafka hore ee  Dagmada  Goldogob halkaas oo ay uga hor yimaadeen waxgaradka,maamulka iyo qeybaha kala duwan ee ku nool Dagmadaasi goldob.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Shirkaan lagu wado inuu ka furmo Goldogob ayaa daba socda shirweynihii nabadeed oo lagu qabtay horaantii bishaan juun deegaanka Bandiiradleey kaas oo laga Soo saaray qodobo ku aadan Soo afjarida colaadaha iyo dirirta in ka badan sodon sanadood ka jirtay deegaannada u dhaxeeya Dagmooyinka Goldogob iyo Galkacyo.

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in shir nabadeed socon doona muddo dhowr cisha ah uu ka furmo Dagmada Goldogob ,kaasi oo ay kam qeyb-galayaan dhammaan bulshada ku nool deegaanka iyadoo ay ku wehlinayaan xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Tags: Ergooyin ka qeyb-galay Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro
Previous Post

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo ufadhiisatay Dacwad loo heystay labo eedeysane +Sawirro

Next Post

Tartan Isboorti oo ku saabsanaa Nabadda iyo isdhaxgalka bulshada oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xudur “SAWIRRO”

Next Post
Tartan Isboorti oo ku saabsanaa Nabadda iyo isdhaxgalka bulshada oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xudur “SAWIRRO”

Tartan Isboorti oo ku saabsanaa Nabadda iyo isdhaxgalka bulshada oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xudur “SAWIRRO”

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In