Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Eyl iyo wararkii ugu danbeeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Eyl iyo wararkii ugu danbeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagmada Eyl ee Gobalka Nugaal waxaa ka taagnaa 48dii saac ee ugu danbaysay Xiisad ka dhalatay Doorashada Guddoomiyaha Dagmadaasi oo ay soo dooran lahaayeen Gole deegaan oo ay dadku codkooda ku soo doorteen.

Koox dabley hubaysan ah ayaana qabsatay Goobtii loo Balan sanaa in ay Doorashada Guddoomiyaha dagmadu ka dhacdo kuwaasi oo garab u ahaa labada musharax ee u taagan jagada Guddoomiyaha dagmada Eyl ee Gobalka Nugaal kuwaasi oo xisbi ahaan ka wada tirsan Xisbiga dowlada ee KAAH.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Wax garadka dagmada, Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha Guddaha Puntland, iyo Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo isna gaaray dagmadaasi ayaa bilaabay dadaalo arrintan xal looga gaarayo doorashaduna ay ugu dhici lahayd si wada jir ah.

Kulamo kala duwan oo ay la qaateen mas’uuliyiintan ka tirsan Dowladda, labada Musharax ee tartamaya iyo wax garadka dagmada Eyl oo wada jira ayaa galinkii danbe ee xalay isla qaatay in Ciidamada laga qaado Goobta doorashada is faham waaga jirana xal loogaga gaaro.

Lama cadayn waqtiga doorashada maadaama waqtigii hore ee jadwalkeedu ahaa khamiistii ayna dib u dhac ku keentay shaqaaqada ka dhacday dagmadaasi.

Eyl waxa ay ka mid ahayd sadexdi dagmo ee ugu horaysay ee ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ahi taasi oo ay bulshadu ku soo dooranayren xildhibaaanada Golaha deegaanka ee Dagmooyinkaasi.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Next Post
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In