Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Xalane iyo Maleeshiyaadkii Weerarka Soo Qaaday Oo Qaarkood Gacanta Lagu Dhigay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Amisom ee ku sugnaa xerada Xalane ayaa ka hortagay weerar Argagaxisada Al Shabaab ay ku soo qaadeen xeradaasi, iyadoo lagu laayay dhagar qabayaashii weerarka soo qaaday halka qaarkoodna lagu qabtay nolosha kuwaasi oo hadda gacanta lagu hayo.

weerarkaasi laga hortagay ayaa waxa uu ku bilowday Gaari nooha  ah oo isku qarxiyay albaabka dhanka Madiina ee xerada Xalane, waxaana intaasi kaddib ay isku dayeen maleeshiyaadkaasi  la marin habaabiyay in gudaha xerada ay galaan laakiin waa la fashiliyay weerarkaasi ay ka hortageen ciidamada Amisom.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Ciidamada ayaa toogtay 10 ruux oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii weerarkaasi argagaxisada Al Shabaab  ku hungoobay halka 2 ruux oo ka mid ahaa falaagadaasi gacanta lagu dhigay oo hadda gacanta lagu hayo, waxaana wadarta guud ee weerarka soo qaaday ay ahaayeen 12 ruux.

Al Shabaab ayaa awoodoodo waxaa wiiqay Ciidamada Qalabka sida oo ku kala beegsanyay waayihii ugu dambeeyay gobolada dalka,deegaannada Howdka iyo magaalooyinka dalka taa oo ay mahdiyeen Bulshada Soomaaliyeed.

Afhayeenka Ciidamada Amisom Cali Aadan Xumad oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ay dileen maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday 2 ka mid ahna ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadkaasi iyagoo nool, waxaana uu sheegay in ay dhinteen 5 ka mid ah askarta Amisom, waxaana uu intaa ku daray in goor dhow arrinkaasi ay war ka soo saari doonaan.

 

 

 

Previous Post

“DAAWO SAWIRRO”Arday ka badan 600 oo maanta ka qalin jebisay jaamacadda Plasma

Next Post

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

Next Post

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In