Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah Faahin Qaraxii Ka Dhacay Degmada C/casiis Ee Gobolka Banaadir

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Faah Faahin Qaraxii Ka Dhacay Degmada C/casiis Ee Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxii Saakay Maqaaxida Degmada C/casiis QaraxanI ayaa waxaa  loo adeegsadey Gaari Surf ah oo  laga soo buuxiyey walxaha  qarxa  oo lagu qarxiyay Muqaaxi ka soo Hor jeeda Xarunta Gaadiidka Boliiska  Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Goobta Muqaaxida  ee qaraxa ka dhacey ayaa waxaa Ku sugnaa Shacab Badan Oo muqaaxida  ka cunteynayay iyo Saraakiil Boliis ah oo xiligaas heeganka kujirey.

Related posts

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026

Gen Cali Xirsi Barre Cali Gaab Taliyaha Qeybta Guud Boliiska Gobolka Banaadir Oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegey in 3 Sargaal Oo ciidanka boliiska ay Qaraxaasi  ku dhinteen dad badan oo shacabna ay ku dhaawacmeen waxaana intaasi ku darey taliyaha in ay gacanta ku dhigeen wadihii Gaariga qaraxa geystey isagoo nool oo dhaawac ah.

Dhinaca kale Taliyaha qeybta Boliiska ee Gobolka Banaadir Gen Cali Xirsi Cali Gaab  ayaa waxaa uu tilmaamey In Ciidanka Nabad galiyada Howlgal ay ka sameeyeen Degmoyinka qaar ee gobalka banaadir ay Gacanta ku dhigeen Rag saarnaa Mooto Bajaaj taasi oo ay doonayeen in ay qaraxyo ka geystaan magaalada  mootadii bajaajtiina ay kaligeeda ku qaraxdey Degmada Waaberi gaar ahaa xaafada Afasiyooni

Previous Post

Wasaaradda Boostada oo ka qaybgashay shir IGAD oo Nairobi ka dhacay

Next Post

Wasiir Maareeye” Wasaaradda Warfaafinta Waxa ay ku tallaabsatay Horumarro badan”

Next Post

Wasiir Maareeye" Wasaaradda Warfaafinta Waxa ay ku tallaabsatay Horumarro badan"

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In