Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faahfaahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Agagaarka Cisbitaalka Xoogga.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababbay ayaa ka dhacay Hotelka Central ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weerarkan ayaa Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed Ee Ugus ay doonayeen In ay la eegtaan Kolonyo Gawaari oo ka soo baxay Cisbitaalka Xoogga Ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Ilaalada Ee Kolonyada La Socotay oo Fojignan ay ka muuqatay ayaa Toogasho ku dilay Dhagar-qabe watay gaari noociisu Yahay Kaarib kaas oo rabay in uu kolanyada isku dhex qarxiyo

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Toogashada kadib ayaa waxaa uu qarax ka dhashay gaariga halkaas oo uu ku nafwayay Dhagar qabaha Gaariga waday iyo Laba Askari oo joojisay gaariga Qaraxay.

Sidoo kale Qaraxaasi ayaa waxaa Ku geeriyooday laba qof oo shacab ah oo wadada marayay halka lix ruux oo kalana ay ku dhaawacmeen.

Dadka Dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa waxaa kamid ahaa Qoys Sadax ruux ka kooban kuwaas oo Hooyadii ay Aabihii reerkaasi dhaawac soo gaaray halka Wiil ay dhaleen oo la socdayna uu goobtaasi ku nafwayay.

Kolanyada Gaadiidka Ee ay Doonayeen In ay isku Qarxiyaan ugus ayaa waxaa la socday howlwadeeno ka tirsan cisbitaalka Xoogga oo ay wehliyeen Injinero Dhismaha Ka Shaqeeya, Kuwaas oo dhamaantoodba ka badbaaday isku daygaasi la doonayay in lagu Laayo.

Werarkan Naftii Haligniamada ah ayaa imaanaya iyadoo Foojignaan Xoog Leh la galiyay Laamaha Amaanka Isla markaana Kooxda ugus ay sheegtay in dadka soomaaliyeed ee muslimiinta ah leynayaan inta lagu guda jiro bisha barakeysan Ee Ramadaan oo kamid ah bilaha Ugu Xurmada Badan Allana Xarimay Daadinta Dhiigga Muslimka ah in la daadiyo.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii maanta

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii maanta

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In