Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaare Abiy Axmed

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaare Abiy Axmed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Raโ€™isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ee hurinta rabshadaha.

Axaddii ayaa Abiy Axmed ugu baaqay shacabka in ay hubkooda qaataan isla markaana ka hor taggaan jabhadda TPLF oo ku soo sigaysa dhinaca caasimadda Adis Ababa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Qoraalka Abiy ayaa ahaa sidan: โ€œMucaaradka waxay doonayaan in ay dalka burburiyaan, hubkiina qaata oo is abaabula, sameeya talaabo kasta oo sharci ah oo aad uga hor tagaysaan, sidoo kale aasa argagaxisada TPLFโ€.

Shirkadda Facebook ayaa horey loogu dhaliilay sida ay uga guuldareysatay in ay ka hor tagto isla markaana xakameyso faafinta wararka beenta ah iyo kicinta rabshadaha iyo naceybka.

Afhayeen u hadlay Facebook oo BBC soo xigatay ayaa sheegay in dadkii ku doodayay in Facebook aysan wax ka qabanin waxyaabaha kicinta ku saleysan, โ€œWaxaan tirnay qoraalka Raโ€™isul wasaare Abiy sababtuna waxay tahay wuxuu xadgudub ku ahaa siyaasadeena ka dhanka ah kicinta iyo taageerada rabshadahaโ€.

Sidoo kale, Facebook oo dhowaan la baxday magaca Meta ayaa xustay in la tirayo waxyaabaha ay qoraan shakhsiyaadka ama heyโ€™adaha ee ku saleysan kicinta anagoon loo eegeynin cidda qoreysa waxyaabahaas.

Dokumentiyo badan oo la soo dusiyay ayaa muujinaya in Facebook lagu wargeliyay in ay talaabo ka qaado dadka barteeda ku abaabuleya rabshadaha ku saleysan isirka ee ka socda dalka Ethiopia.

Bishii horey senate Mareykanka ayaa dhageystay Frances Haugen oo ka tirsaneyd shaqaalaha Facebook ayaa sheegtay in Facebook ku guul dareystay in uu wax ka qabto hadalada kicinta ah ee lagu isticmaalo barteeda meelaha colaadaha ka jiraan sida Ethiopia.

Colaadda Ethiopia ayaa bilaabatay sanad ka hor ka dib markii ciidanka dowladda ku duuleen gobolka Tigrey ee waqooyiga dalkaas.

Dagaaladaas waxaa ku dhintay kumanaan shacab ah iyadoo boqolaal kun oo kale qarna u fuuleen gaajo iyo macluul oo colaadda sababtay, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay.

Dagaalkaas sanadka socday ee u dhexeeyay dowladda dhexe iyo TPLF ayaa hadda waxaa u uku fideyaa dalka intiisa kale iyadoo TPLF ay qabsadeen dhowaan magaalooyin muhiim ah.

Previous Post

Jaamacadaha iyo Iskuulada Ethiopia oo la filayo inay go’aanno soo saaraan

Next Post

WARKA SUBAX EE RADIO MUQDISHO

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX EE RADIO MUQDISHO

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In