Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhamaan umada somaliyeed ee muslimiinta ah waxa laga codsanayaa in ay soo caawiyaan Muna Cali Axmed oo ku nool magaalada Hargeisa  taas  oo jirta sagaal bilood oo xanuun aan la garani uu ka haleelay madaxa. xanuunkan oo ah mid ay yartahay in wax lagaga qabto gudaha wadanka waxa ay dhakhaatiirtu ku taliyeen in loo baahan yahay Qaliin lagu sameeyo dalka dibediisa,

hasa yeeshee Qoyskan inantan yar oo ah danyar ayaanay usuurto gelin in ay u qaadaan dhakhtar dibeda ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

hadaba walaalka somaliyeed ee muslimka ahow, u Gargaar caawimana ka gayso sidii loogu qaadi lahaa dakhtar dibeda ah wixii aad awoodana ugu ku soo caawi Ilaahay Miisaanka xasanaadka ha kuugu daree uguna soo hagaaji

Jamaal Ibrahim Maxamed, Tel 00252-634405388 Mobile  [email protected]  Hargeysa

22 23

Previous Post

Wasiiro kormeerey xero lagu daryeelo carruur agoon ah

Next Post

Muwaadiniin ku xiran xabsi ku yaalla dalka Libiya oo codsaday in la soo daayo

Next Post
Muwaadiniin ku xiran xabsi ku yaalla dalka Libiya oo codsaday in la soo daayo

Muwaadiniin ku xiran xabsi ku yaalla dalka Libiya oo codsaday in la soo daayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In