Wednesday, July 9, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo caawa bandhig faneed ku qabanaya Muqdisho “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
September 24, 2015
in Wararka
0
Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo caawa bandhig faneed ku qabanaya Muqdisho “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Safiirka aan joogtada ahayn ee dalka Comoros oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha dalkaas

Safiirka aan joogtada ahayn ee dalka Comoros oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha dalkaas

July 9, 2025
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Guddiga Farasamada Ee Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Guddiga Farasamada Ee Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo

July 9, 2025

Fanaan ka tirsan Kooxda Xidigaha Geeska oo booqasho ku yimid Muqdisho ayaa farxadda ciidda kala qeyn qaadanaya bulshada ku dhaqan caasimadda dalka ee Muqdisho, iyadoo bandhig faneed xiiso badan caawa ku qabanaya hoteelka City Plaza.

Haddaba halkan hoose ka dhageyso barnaamij gaar ah oo ku saabsa bandhig faneedkaasi iyo wareeysiyo uu Radio Muqdisho la yeeshay fanaantaasi oo kala ah Xamdi “Quen”, Maxamed “Cirro”, C/raxman “Oday” Nimcaan “Hillaac”

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/Barnamij-Gaar-ah-Xidigaha-Geeska-Ok.mp3
Previous Post

DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho

Next Post

Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro

Next Post
Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro

Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro

Safiirka aan joogtada ahayn ee dalka Comoros oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha dalkaas

Safiirka aan joogtada ahayn ee dalka Comoros oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha dalkaas

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(COMOROS), Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kaas oo sidoo...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Guddiga Farasamada Ee Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Guddiga Farasamada Ee Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(LAASCAANOOD), Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta magaalada Laascaanood kulan kula...

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War-Saxaafadeed ka soo saartay qarax maanta ka dhacay Kulliyadda Jaalle Siyaad

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War-Saxaafadeed ka soo saartay qarax maanta ka dhacay Kulliyadda Jaalle Siyaad

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(MUQDISHO),Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu fuliyay dhagar-qabe naftii hallige ah, kaasi oo...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(MUQDISHO), Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In