Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faransiiska oo ku dhawaaqay  xiliga la qaadayo xayiradii Xuduudaha   

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Faransiiska oo ku dhawaaqay  xiliga la qaadayo xayiradii Xuduudaha   
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan ka soo baxay Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo tan arrimaha dibadda ee Dalka Faransiiska ayaa lagu sheegay in 15 bishan June oo ku beegan Isniinta soo socota ay qaadi doonaan xayiraadahii saarnaa xuduudaha dalkaasi Faransiiska, warka ayaa intaasi lagu daray in ugu horeeyn  la ogolaaday in dadka ka socda wadamada midowga yurub loo ogolaaday in ay galaan gudaha dalkaani.

“Marka la eegay horumarka wanaagsan ee xaaladda caafimaad ee ka soo ifaya Faransiiska, iyadoo la raacayo talooyinka Guddiga caafimaadka Yurub, dalka Faransiiska waxuu go,aansaday ayain uu qaado xayiradii Xuduudaha 15-ka June” ayaa lagu yiri Bayaanka.

Related posts

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026

Warka ayaa intaa ku daray in socdaalayaasha ka socda waddamada xubnaha ka ah Midowga Yurub, Iceland, Liechtenstein, Monaco, Norway, San Marino, Switzerland iyo Vatican, ay awood u yeelan doonaan inay galaan gudaha Faransiiska.

Ugu danbeeyntii Bayaanka ayaa lagu xusay in xayiraadaha dhanka safarka ay ku sii jiri doonaan xudduudda ay la leeyihiin waddamada Spain iyo Boqortooyada Ingiriiska, iyada oo la raacayo talooyinka iyo mabaadii’da Guddiga caafimaadka Yurub.

Previous Post

Howlgalka AMISOM oo hoos u dhigay calanka midawga Afrika si ay baroor diiq ugu sameeyaan Madaxweynihii Burundi ee geeriyooday

Next Post

Dhageysiga dacwadi loo haystay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ka socta Maxkamadda gobolka Banaadir

Next Post
Dhageysiga dacwadi loo haystay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ka socta Maxkamadda gobolka Banaadir

Dhageysiga dacwadi loo haystay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ka socta Maxkamadda gobolka Banaadir

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In