Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FBI-da oo su`aalo weydiisay musharraxa Hillary Clinton

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
FBI-da oo su`aalo weydiisay musharraxa Hillary Clinton
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweeneyda musharraxa u noqoto xisbiga Dimuqraadiga doorashada ka dhacaysa Maraykanka sanadkan, Hillary Clinton, ayaa ka hadashay su’aallo ay weydiisay laanta dembi baarista dalkaasi ee FBI.

Hillary Clinton ayaa wax laga weydiiyay Email gaar ah oo ay adeegsaneysay xilligii ay ahayd xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Waxa ay u sheegtay telefishinka NBC in kulanka FBI-da uu ahaa mid xushmad ku dheehan tahay, isla markaana si wanaagsan ku dhacay.

Hillary Clinton ayaa intaa raacisay in ay ku faraxsan tahay in ay caawiso waaxda cadaallada ee dalkaasi, in ay soo gebagabeyso dib u eegid sanad qaadatay oo ay ku samayneysay arrintaasi.

Waxa ay sheegtay in aysan wax khalad ah samayn, isla markaana aanay Email-ka gaarka ah ku helin ama ku dirin macluumaad xasaasi ah.

Balse dadka dhaliilsan ayaa ku doodaya in ay boqolaal dukuminti oo sir ah faraha u gelin kartay baraha internet-ka ee ay bulshadu heli karto.

Khubarada dhanka qaanuunka ah ayaa sheegaya in ay adagtahay in Hillary Clinton lagu qaado dacwad ku aaddan arrintaasi.

Previous Post

Ciidamada Jabuuti oo deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan+Sawirro

Next Post

Wasiirka caafimaadka oo la wareegay xilka wasaaraadda+sawiro

Next Post
Wasiirka caafimaadka oo la wareegay xilka wasaaraadda+sawiro

Wasiirka caafimaadka oo la wareegay xilka wasaaraadda+sawiro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In