Saturday, May 17, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fursado shaqo oo ka bannaan dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
October 11, 2015
in Wararka, Xulashada
0
Fursado shaqo oo ka bannaan dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Shaqaalaha Rayidka

QEEXID SHAQO

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masar 

May 16, 2025
Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah

May 15, 2025

Cinwaanka Shaqada:Wasaarad/Wakaaladda:Waaxda:Heerka Darajada/Nooca:Waxa uu hoos tagayaa :

Mushaarka:

Saacadaha:

Goobta:

Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda ShaqaaleyntaXoghaynta Gudiga Shaqaalaha RayidkaIskuduwidda ShaqaaleyntaDarajada 7Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha

Mid soo jiidasho leh.

Saacadaha Caadiga

Baidoa, Dowladda KoonfurGalbeed Soomaliya

  1. Ujeedada Jagadan

Jagadani waa jago sare dhanka howlaha ah ee xoghaynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Gudigan waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami u shaqeynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Agaasimaha Waaxda Isuduwidda Shaqaaleynta wuxuu ka caawin doonaa gudoomiyaha iyo gudoomiye ku-xigeenada inay gutaan masuuliyadooda la xiriirta qoridda shaqaalaha rayidka iyo isuduwidda dalacsiinta iyo bedelaadda Shaqalaaha Raydidka ee Dowladda KG si waafaqsan Sharciga Shaqaalaha Rayidka iyo shuruucda iyo hageyaasha  kale ee la xiriira ee uu gudigu soo saaro.

  1. Masuuliyadda iyo Waajibaadada

Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda Shaqaaleynta wuxuu masuul ka yahay iskuduwidda shaqaaleynta, Dalacsiinta iyo bedellaadda Shaqaalaha Rayidka. Howlaha uu qaban doono waxaa kamid ah:

  • Inuu sameeyo diiwaanka jagooyinka shaqaalaha rayidka ee ay ansaxiyeen gudoomiyeyaasha ee ay kamid yihiin tirada jagooyinka, Goobaha, Darajooyinka iyo Qeexidda shaqadooda.
  • Inuu si hoose ula shaqeeyo Hay’adaha wax shaqaaleeya ( Wasaaradaha iyo Wakaaladaha DKG) ee baahiyahooda in la buuxiyo jagooyinka bannaan, waxaana uu qabanayaa:
  • Inuu hubiyo in boos kasta ee Hayadaha wax shaqaaleysiiya ay soo ogeysiiyeen si loo qoro uu yahay boos kujira jagooyinka shaqaale rayid ee loo ansaxiyay Hayadaha wax shaqaaleeya.
  • Inuu kala tashado wasaaradda Maaliyadda in miisaaniyad loogu tala galay jagada banana.
  • Inuu cadeeyo in jagadu banana tahay ama qofka hadda ka shaqeeya uu ogeysiis ku bixiyay inuu ka tagayo shaqada.
  • Inuu diyaariyo qeexidda shaqada jagooyinka bannaan si ay u ansaxiyaan Gudoomiyeyaasha.
  • Diyaarinta iyo faafinta xayeysiimaha boosaska banana si loo soo jiito codsadeyaal badan.
  • Inuu ka tala bixiyo magacaabidda xubnaha Gudiga Shaqaaleynta si ay u ansaxiyaan Gudoomiyeyaasha.
  • Helidda iyo Diiwaangelinta codsiyada jagooyinka bannaan.
  • Isu duwidda iyo kormeerka shirarka Gudiga Shaqaaleynta iyo xifdinta qoraalada goaanada la gaaray.
  • Diyaarinta wareysiga kuwa liistada yar kusoo baxay, waxaa kamid ah go’aaminta waqtiga iyo meesha wareysiga lagu qaadayo, wareysi ku casuumidda codsadayaasha iyo haynta qoraalada Wareysiga.
  • Inuu talo soo jeedinta Gudiga Shaqaaleynta u bandhigo Gudoomiyeyaasha si ay u ansaxiyaan
  • Fulinta go’aanada magacaabidda iyo dalacsiinta ee Gudoomiyeyaasha sida:
  • Soo saarista waraaqaha magacaabidda iyo kunturaada shaqaalaha cusub iyo maareynta dhaarinta shaqaalaha cusub.
  • Soo saarista warqaaha dalacsiinta ee shaqaalaha jira ee loo dalacsiiyay jago kale oo banana.
  • Inuu qabto tababarada shaqaalaha cusub.

  • Inuu waraaqaha codsiyada bedelaadda jagooyin cusub ka gudoomo Hay’adaha wax shaqaaleeya iyo Shaqaalaha sida:
  • Inuu hubiyo in boos kasta ee Hayadaha wax shaqaaleysiiya ay soo ogeysiiyeen si loo qoro uu yahay boos kujira jagooyinka shaqaale rayid ee loo ansaxiyay Hayadaha wax shaqaaleeya.
  • Inuu hubiyo in shaqaalaha la bedelaayo uu buuxiyay shuruudaha ku xusan Qeexidda Shaqada ee booska loo bedelaayo
  • Inuu talooyin usoo jeediyo Gudoomiyeyaasha
  • Inuu go’aanka gudoomiyeyaasha eek u saabsan bedelaadda lasoo jeediyay ku wargeliyo Shaqaalaha iyo Hayadaha wax shaqaaleeya
  • Inuu dhamaan magacaabista, Dalacsiinta iyo Bedelaada ku wargeliyo Agaasimaha Siyaasadda, Qoraalada iyo Ilaalinta Mudnaanta si loo xaqiijiyo in Galka Shaqaalaha noqdo mid sax ah.
  • Diyaarinta Warbixinada waqtiyeysan iyo kuwa sanadlaha ee Qorista Shaqaalaha Rayidka, Dalacsiinta iyo bedelaadda.
  • Inuu kormeero shaqada ay hayaan shaqaalaha waxda Isuduwidda Shaqaaleynta.
  • Inuu qabto shaqooyinka kale ee la xiriira Qorista, Dalacsiinta iyo Bedelidda Shaqaalaha Rayidka.

  1. Aqoonta iyo Tababarada

Xirfadaha lagama maarmaanka ah:

  • Fahamka qodobada Sharciga Gudiga Shaqaalaga Rayidka iyo Sharciga Shaqaalaha Rayidka
  • Xirfadaha aasaasiga ee Maamulka
  • Tababar iyo khibrada la xiriirta Maamulka Shaqaalaha
  • Aqoonta Kumbuyuutarka iyo inuu yaqaano Barnaamijka Word-ka, Internet-ka iyo Excel-ka.

Shahaado dhanka Maamulka iyo Maareynta ama Maamulka Shaqaalaha waa la rabaa laakiin lagama maarmaan ma ahan.

 Howlkarnimada

  • Aqoonta dadka deegaanka iyo karidda isticmaalka luqadaha deegaanka
  • Karidda inuu warbixino soo ururiyo islamarkaana falanqeeyo.
  • Karida inuu xogta ku gaarsiiyo si cad oo qayaxan
  • Inuu u shaqayn karo si madax banana iyo kooxba
  • Is dirid/is dhiiri gelin
  • Aadaab badan si wanaagsana ula xiriiro karo lana dhaqmi karo dadka.
  • Xirfad sareysa oo dhegeysiga iyo su’aalo weydiintaba
  • Inuu warbixinada usoo bandhigi karo si cad oo maangal ah
  • Inuu si daacadnimo iyo dhexdhexaadnimo u dabakho shuruucda.
  • Inuu isku kalsoon yahay, go’aan adag leh markay xaalado gaar ah jiraan.
  • Inuu oraah iyo qoraal ahaanba uu ula xiriiri karo dadka
  • Inuu qorshe dejin karo islamarkaana iskudubarido si uu u gaaro howlaha muddeysan.
  • Waa inuu noqod qof firfircoon una shaqayn kara kontorool la’aan.
  • Waa inuu leeyahay xirfad saree e dad la dhaqanka
  • Inuu si wanaagsan uga dhex shaqayn karo koox.

  1. Khibradda la rabo

Jagadan waxay u baahan tahay khibrada ugu yaraan 2 sano oo jago sare oo maamul ah dhanka Maareynta Shaqaalaha

  1. Shuruudaha Waxqabad

Qofka jagadan buuxinaya wuxuu waajibaadkiisa u gutay si wanaagsan kolka:

  • Hababka shaqaale qorista ee jagooyinka shaqaale rayid ee banana oo si waqtigii la rabay lagu dhameeyo sida uu qabo habraaca ku cad Sharciga Shaqaalaha Rayidka iyo Hageyaasha uu soo saaray Gudiga Shaqaalaha Rayidka, ayna yihiin kuwo hufan kuna dhisan aqoon.
  • In Gudiga Shaqaalaha Rayidka uu xiriir wanaagsan la yeesho hayadaha wax shaqaaleeya ee la xiriira Qorista Shaqaalaha rayidka
  • Warbixin sax ah , waqtiyeysan oo joogta ah la siiyo gudoomiyeyaasha Shaqaalaha Rayidka, wasaaradaha, Waaxyaha iyo madaxda sare.
  • Shaqaalaha waaxda oo waajiboodkooda u guta si wanaagsan oo waqtigii loogu talagalay ah.
  • Shuruucda, Qaanuunka, Siyaasadda iyo Hageyaasha Maamulka KG oo lagu dhaqay gudashada waajibaadka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

————————————————————————————————————————————

Gudiga Shaqaalaha Rayidka

Sharaxaad Shaqo

Cinwaanka Jagada:Wasaaradda/Wakaaladda:Department:Heerka Darajada/Nooca:Wuxuu hoos tagayaa:

Mushaarka:

Saacadaha Shaqao:

Goobta:

Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta MudnaantaXoghaynta Gudiga Shaqaalaha RayidkaWaaxda Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta MudnaantaDarajada 7Gudoomiyaha Shaqaalaha Rayidka

Mid soo jiidasho leh.

Saacadaha Shaqada Caadiga ah

Baidoa, Dowladda Koonfur Galbeed

  1. Ujeedada Jagadan

Jagadani waa jago sare dhanka howlaha ah ee xoghaynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Gudigan waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami u shaqeynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta wuxuu ka caawin doonaa gudoomiyaha iyo gudoomiye ku-xigeenada inay gutaan masuuliyadooda la xiriirta maareynta Shaqalaaha Raydidka ee KG si waafaqsan Sharciga Shaqaalaha Rayidka iyo shuruucda iyo hageyaasha  kale ee la xiriira ee uu gudigu soo saaro.

 Masuuliyadaha iyo Waajibaadyada

Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta wuxuu masuul ka yahay inuu:

  • Inuu gudoomiyeyaasha kala taliyo diyaarinta hageyaasha iyo shuruucda loo baahan yahay si loo fuliyo Qodobada Sharciga Shaqaalaha Rayidka.
  • Inuu Ilaaliyo Galka Shaqaale kasta ee la magacaabay.
  • Inuu isu duwo hababka loola tacaalayo Racfaanada Shaqaalaha Rayidka eek u saabsan shaqadooda sida uu qabo Sharciga Shaqaalaha Rayidka.
  • Inuu isu duwo hababka loola tacaalayo arrimaha anshax marinta shaqaalah rayidka sida uu qabo Sharciga Shaqaalaha Rayidka.

Shaqooyinka uu qaban doono Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta waxaa kamid ah:

  • Inuu ogaado baahida loo qabo hageyaal iyo shuruuc si loo dhaqan geliyo qodobada Sharciga Shaqaalaha Rayidka, islamar ahaantaasna uu sameeyo qaybo qoraalada Tilmaamaha iyo shuruucda lasoo jeediyay si ay u tixgeliyaan Gudoomiyeyaasha gudiga.
  • Inuu hay’adaha wax shaqaaleeya ( wasaaradaha iyo wakaaladaha) kala taliyo waxyaabaha uu ka koobmo qabya qoraalka hageyaasha iyo shuruucda.
  • Inuu soo saaro tilmaameyaasha iyo shuruucda uu ansaxiyo gudoomiyeyasha gudiga shaqaalaha rayidka, islamarkaan warbixin iyo tababar uu siiyo hay’adaha wax shaqaaleysiiya
  • Inuu nidaam u sameeyo Galka Shaqaalaha kaasoo kujira warbixinta shaqaale rayid kasta sida faahfaahintooda shakhsi, aqoontooda iyo khibraddooda, taariikhdooda shaqo ee Shaqada Rayida, Jagada ay hayaan, Mushaarka ay hadda qaataan, fasaxyadooda iyo xogaha kale ee la xiriira.
  • Inuu xaqiijiyo in shaqaalaha waaxdu ay Galka Shaqaalaha uu yahay mid sax ah kuna jiraan warbixinada Dalacsiinta, bedelaadda, Shaq aka eryidda iyo Shaq aka fariisigaba.
  • Inuu xaqiijiyo warbixinada Galka Shaqaaluhu yahay mid sir ah oo loo bandhigi karo cida ku shaqa leh oo keliya.
  • Fududeynta hubinta Galka Shaqaalaha si loo xaqiijiyo saxnimadooda, inuu isula duwo Hayadaha wax shaqaaleeya si loo xaqiijiyo in diiwaanadooda is waafaqsan yihiin, inuu isula duwo wasaaradda maaliyadda si loo xaqiijiyo in Darajada, heer kororka, macluumaadka mushaarka ee shaqaale kasta sax yahay.
  • Wargelinta Shaqaalaha iyo Hayadaha Wax Shaqaaleeya marka ay shaqaaluhu gaaraan Shaq aka fariisashada.
  • Inuu ka gudoomo Shaqaalaha Rayidka racfaanada la xiriira go’aan ay ka gaareen Hay’adii ay u shaqeynayeen waxa ku saabsan shaqadooda, ama amar uu bixiyay maamule ama hay’ad wax shaqaaleysa, sida ku xusan qaybta 24 ee Sharciga Shaqaalaha Rayidka, islamarkaan kiis racfaan kasta u sameeyo Gal Sir ah.
  • Inuu Gudoomiyeyaasha usoo tala jeediyo si loo dhiso gudi madaxbanaan oo Racfaanada oo kiis kasta eega. Inuu isula duwo islamarkaana hayo diiwaanada doodaha Gudiga Racfaanada. Inuu ka caawiyo Gudiga Racfaanada inay talo soo jeedino u sameeyaan gudoomiyeyaasha.
  • Inuu qaybaha ay khuseyso ogeysiiyo go’aanada gudoomiyeyaasha islamarkaana xaqiijiyo meelmarinta talaabooyinkii ay qaadi lahaayeen hay’adaha wax shaqaaleysiiya si ay u xaliyaan cabashada.
  • Isuduwidda fulinta habraacyda anshaxmarinta marka ay xaalad dhaqan xumi ay sameeyaan shaqaalaha Rayidka oo ay soo warbixiyeen Hay’adaha wax shaqaaleeya sida uu qabo habraaca iyo hageyaasha uu soo saaray Gudiga Shaqaalaha Rayidka.
  • Diyaarinta warbixin xiliyeed iyo kuwo sanadle ah ee ku saabsan tirade shaqaalaha, racfaanada iyo arrimaha anshax marinta.
  • Inuu kormeero shaqada ay hayaan shaqaalaha Waaxda
  • Inuu qabto shaqooyinka kale ee la xiriira Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta shaqada.

  1. Aqoonta iyo Tababarada

Xirfadaha lagama maarmaanka ah:

  • Fahamka qodobada Sharciga Gudiga Shaqaalaga Rayidka iyo Sharciga Shaqaalaha Rayidka
  • Xirfadaha aasaasiga ee Maamulka
  • Tababar iyo khibrada la xiriirta Maamulka Shaqaalaha
  • Aqoonta Kumbuyuutarka iyo inuu yaqaano Barnaamijka Word-ka, Internet-ka iyo Excel-ka.

Shahaado dhanka Maamulka iyo Maareynta ama Maamulka Shaqaalaha waa la rabaa laakiin lagama maarmaan ma ahan.

  1. Howlkarnimada
  • Aqoonta dadka deegaanka iyo karidda isticmaalka luqadaha deegaanka
  • Karidda inuu warbixino soo ururiyo islamarkaana falanqeeyo.
  • Karida inuu xogta ku gaarsiiyo si cad oo qayaxan
  • Inuu u shaqayn karo si madax banana iyo kooxba
  • Is dirid/is dhiiri gelin
  • Aadaab badan si wanaagsana ula xiriiro karo lana dhaqmi karo dadka.
  • Xirfad sareysa oo dhegeysiga iyo su’aalo weydiintaba
  • Inuu warbixinada usoo bandhigi karo si cad oo maangal ah
  • Inuu si daacadnimo iyo dhexdhexaadnimo u dabakho shuruucda.
  • Inuu isku kalsoon yahay, go’aan adag leh markay xaalado gaar ah jiraan.
  • Inuu oraah iyo qoraal ahaanba uu ula xiriiri karo dadka
  • Inuu qorshe dejin karo islamarkaana iskudubarido si uu u gaaro howlaha muddeysan.
  • Waa inuu noqod qof firfircoon una shaqayn kara kontorool la’aan.
  • Waa inuu leeyahay xirfad saree e dad la dhaqanka
  • Inuu si wanaagsan uga dhex shaqayn karo koox.

 Khibradda la rabo

Jagadan waxay u baahan tahay khibrada ugu yaraan 2 sano oo jago sare oo maamul ah dhanka Maareynta Shaqaalaha

  1. Shuruudaha Waxqabad

Qofka jagadan buuxinaya wuxuu waajibaadkiisa u gutay si wanaagsan kolka:

  • Hageyaasha iyo Shuruucda Gudiga Shaqaalaha Rayidka inay kusoo baxaan waqtigii loogu talagalay, Inuu tilmaamo waxtar leh siiyo Hay’adaha wax shaqaaleeya iyo inuu taageero in Shaqaalaha Rayidka si fiican oo waxgal ah loo maamulo.
  • Galka Shaqaaluhu yahay mid sax ah lana waafijiyay diiwaanka Mushaaraadka ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Diiwaanka Hay’adaha Wax shaqaaleeya.
  • Xogta kujirta Galka Shaqaalaha Raydika la qariyay.
  • Racfaanada ay soo gudbiyaan shaqaalaha rayidka in wax looga qabto si cadaalad iyo sinaan ah iyo waqtigii loogu talagalay.
  • Habraacyada anshax marinta in loola tacaalo si daacadnimo, cadaalad iyo waqtigii loogu talagalay ah.
  • In Gudiga Shaqaalaha Rayidka uu xiriir wanaagsan la yeesho hayadaha wax shaqaaleeya ee la xiriira Qorista Shaqaalaha rayidka
  • Warbixin sax ah , waqtiyeysan oo joogta ah la siiyo gudoomiyeyaasha Shaqaalaha Rayidka, wasaaradaha, Waaxyaha iyo madaxda sare.
  • Shaqaalaha waaxda oo waajiboodkooda u guta si wanaagsan oo waqtigii loogu talagalay ah.
  • Shuruucda, Qaanuunka, Siyaasadda iyo Hageyaasha Maamulka KG oo lagu dhaqay gudashada waajibaadka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

—————————————————————————————————————————————–

 Civil Service Commission

JOB DESCRIPTION

Job Title:Ministry/Agency:Department:Grade Level & Classification:Reporting to:

Salary:

Hours:

Location:

Personal Files ClerkCivil Service Commission SecretariatPolicy, Records and Merit ProtectionGrade 4Director of Policy, Records and Merit Protection

Attractive.

Normal Working Hours

Baidoa, Somalia

  1. Ujeedada Jagada

Waa jago howled oo qayb ka ah Xoghaynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Gudigan waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami u shaqeynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Karaaniga Galka Shaqaaluhu wuxuu ka caawin doonaa Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta inuu hayo diiwaanka saxda ah ee dhamaan Shaqaalaha la idmaday.

  1. Masuuliyaddaha iyo waajibaadyada

Karaaniga Galka Shaqaaluhu wuxuu masuul ka yahay inuu hayo Galka Shaqaalaha ee shaqaale kasta oo la magacaabay. Shaqooyinka uu qabanayo Karaaniga Galka Shaqaaluha, asoo ka amar qaadanaya Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta, waxaa kamid ah:

  • Inuu hayo Galka Shaqaalaha ee uu ku jiro macluumaadka shaqaale kasta kana mid ah Faahfaahintooda shakhsiyadeed, Aqoontooda iyo Khibradooda, Taariikhdooda shaqo ee Shaqada Rayidka, Jagada ay hayaan, Mushaarka ay hadda qaataan, Fasaxyada loo ogol yahay iyo xogaha kale ee muhiimka ah.
  • Inuu xaqiijiyo in Galka Shaqaaluhu yahay mid waqtiga la socda kuna jiraan macluumaadka Dalacsiinada, Bedelaadda, Shaq aka eryidda iyo shaqa ka fariisashada.
  • Inuu la kaashado Waaxda Isuduwidda Shaqaaleynta si loo xaqiijiyo in macluumaadka shaqaalaha cusub, Dalacsiimaha iyo Bedelaaddaba ay ku jiraan Galalka.
  • Xaqiijinta xogta kujirta Galka Shaqaaluha inay ahaato sir loona ogolaan karo keliya dadka loo idmaday.
  • Fududeynta hubinta Galka Shaqaalaha si loo xaqiijiyo saxnimadooda, inuu isula duwo Hayadaha wax shaqaaleeya si loo xaqiijiyo in diiwaanadooda is waafaqsan yihiin, inuu isula duwo wasaaradda maaliyadda si loo xaqiijiyo in Darajada, heer kororka, macluumaadka mushaarka ee shaqaale kasta sax yahay.
  • Wargelinta Shaqaalaha iyo Hayadaha Wax Shaqaaleeya marka ay shaqaaluhu gaaraan Shaq aka fariisashada.
  • Diyaarinta Warbixinada Waqtiyeysan iyo kuwa sanadlaha ee tirade Shaqaalaha Rayidka.
  • Inuu caawiyo shaqooyinka kale ee Waaxda Siyaasadda, Diiwaanada iyo Ilaalinta Mudnaanta.

  1. Aqoonta iyo Tababarada
  • Xirfadaha aasaasiga ee Maamulka
  • Tababar iyo khibrada la xiriirta Maamulka Shaqaalaha
  • Aqoonta Kumbuyuutarka iyo inuu yaqaano Barnaamijka Word-ka, Internet-ka iyo Excel-ka.

  1. Howlkarnimada
  • Aqoonta dadka deegaanka iyo karidda isticmaalka luqadaha deegaanka
  • Karidda inuu warbixino soo ururiyo islamarkaana falanqeeyo.
  • Karida inuu xogta ku gaarsiiyo si cad oo qayaxan
  • Inuu u shaqayn karo si madax banana iyo kooxba
  • Is dirid/is dhiiri gelin
  • Aadaab badan si wanaagsana ula xiriiro karo lana dhaqmi karo dadka.
  • Xirfad sareysa oo dhegeysiga iyo su’aalo weydiintaba
  • Inuu warbixinada usoo bandhigi karo si cad oo maangal ah
  • Inuu si daacadnimo iyo dhexdhexaadnimo u dabakho shuruucda.
  • Inuu isku kalsoon yahay, go’aan adag leh markay xaalado gaar ah jiraan.
  • Inuu oraah iyo qoraal ahaanba uu ula xiriiri karo dadka
  • Inuu qorshe dejin karo islamarkaana iskudubarido si uu u gaaro howlaha muddeysan.
  • Waa inuu noqod qof firfircoon una shaqayn kara kontorool la’aan.
  • Waa inuu leeyahay xirfad saree e dad la dhaqanka
  • Inuu si wanaagsan uga dhex shaqayn karo koox.

 Khibradda loo baahan yahay

Jagadan waxay u baahan tahay khibrad hore oo maamulka shaqaalaha ah.

  1. Shuruudaha Waxqabad

Qofka jagadan buuxinaya wuxuu waajibaadkiisa u gutay si wanaagsan kolka:

  • Galka Shaqaaluhu yahay mid sax ah lana waafijiyay diiwaanka Mushaaraadka ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Diiwaanka Hay’adaha Wax shaqaaleeya.
  • Xogta kujirta Galka Shaqaalaha Raydika la qariyay.
  • Warbixin joogta ah, waqtiyeysan oo sax ah la siiyay gudoomiyeyaasha Shaqaalaha Rayidka
  • Shuruucda, Qaanuunka, Siyaasadda iyo Hageyaasha Maamulka KG oo lagu dhaqay gudashada waajibaadka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

—————————————————————————————————————————————

Gudiga Shaqalaaha Rayidka

SHARAXAADA SHAQADAOB

Cinwaanka Shaqada:Wasaarad/Wakaalad:Waax:Heerka Darajada/Nooca:Wuxuu u warbixinayaa:

Mushaarka:

Saacada:

Goobta:

Karaaniga Xiriirada iyo Diiwaanada (Policy)Xoghaynta Adeega Shaqaalaha RayidkaSiyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta MudnaantaHeerka 4 ( Grade 4)Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta

Mid soo jiidasho leh

Saacadaha caadiga ah

Baidoa, Somalia

  1. Ujeedada Jagada

Waa jago howled oo qayb ka ah Xoghaynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Gudigan waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami u shaqeynta Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Maamulka Koonfur Galbeed. Karaaniga Xiriirada iyo Diiwaanada wuxuu ka caawin doonaa Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta inuu qeybiyo tilmaameyaasha iyo shuruucaha la xiriira maareynta Shaqaalaha Rayidka iyo Sidoo kale Keydinta Diiwaanada Racfaanada iyo kiisaska anshax marinta ee uu meel mariyo gudiga.

  1. Masuuliyadaha iyo Waajibaadyada:

Karaaniga Xiriirada iyo Diiwaanada wuxuu masuul uga yahay Agaasimaha Siyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta Mudnaanta inuu u hayo qoraalada iyo dukumentiyada Waaxda, inuu qeybiyo warbixinada hageyaasha iyo shuruucda uu soo saaro Gudiga Shaqaalaha Rayidka, ilaalilnta warbixinada sirta ah ee racfaanada shaqaalaha rayidka iyo habraacyada lagu anshax marinayo shaqaalaha rayidka.

Shaqooyinka uu qaban doono Karaaniga waxaa kamid ah:

  • Inuu diyaariyo qoraalo joogto ah oo la xiriira shaqada waaxda
  • Inuu keydiyo diiwaanka dhamaan qoraalada iyo dukumentiyada soo gaara Waaxda, wiixii aan ka ahayn dukumentiyada la gelinaayo galka shaqaalaha.
  • Inuu qeybiyo macluumaadka hageyaasha iyo shuruucyada uu ansaxiyo gudiga shaqaalaha rayidka islamarkaana isudubarido tababarada hay’adaha wax shaqaaleysiiya iyo shaqaalaha raydidka ee hageyaasha iyo shuruucyada
  • Inuu xifdiyo feelasha sirta ah ee racfaanada ay soo gudbiyaan Shaqaalaha Rayidka sida ku cad qodobka 24 ee Sharciga Shaqaalaha Rayidka, waa inuu sidoo kale xaqiijiyo diiwaanada barista iyo goaanadaba si sax ah loo dhigay galkooda.

  • Kaydinta qoraalada ee kiis kasta ay ku munaaqashoodeen Gudiga Racfaanada iyo goaanka Gudoomiyeyaasha.
  • Inuu hayo qoraalada sirta ah ee habraaca anshax marinta marka dhaqan xumi ay ku kacaan shaqaalaha Rayidka si waafaqsan habraaca iyo hageyaasha uu soo saaray Gudiga Shaqaalaha Rayidka.
  • Inuu ka qayb qaato warbixinda waqtiyeysan iyo kuwa sanadlaha ee Racfaanada Shaqaalaha Rayidka iyo Arrimaha anshax marinta
  • Inuu caawiyo shaqooyinka kale ee Waaxda Siyaasadda, Diiwaanada iyo Ilaalinta Mudnaanta.

  1. Aqoonta iyo Tababarada
  • Xirfadaha aasaasiga ee Maamulka
  • Tababar iyo khibrada la xiriirta Maamulka Shaqaalaha
  • Aqoonta Kumbuyuutarka iyo inuu yaqaano Barnaamijka Word-ka, Internet-ka iyo Excel-ka.

  1. Howlkarnimada
  • Aqoonta dadka deegaanka iyo karidda isticmaalka luqadaha deegaanka
  • Karidda inuu warbixino soo ururiyo islamarkaana falanqeeyo.
  • Karida inuu xogta ku gaarsiiyo si cad oo qayaxan
  • Inuu u shaqayn karo si madax banana iyo kooxba
  • Aadaab badan si wanaagsana ula xiriiro karo lana dhaqmi karo dadka.
  • Xirfad sareysa oo dhegeysiga iyo su’aalo weydiintaba
  • Inuu warbixinada usoo bandhigi karo si cad oo maangal ah
  • Inuu oraah iyo qoraal ahaanba uu ula xiriiri karo dadka
  • Inuu qorshe dejin karo islamarkaana iskudubarido si uu u gaaro howlaha muddeysan.
  • Waa inuu noqod qof firfircoon una shaqayn kara kontorool la’aan.
  • Waa inuu leeyahay xirfad saree e dad la dhaqanka
  • Inuu si wanaagsan uga dhex shaqayn karo koox.

  1. Khibradda loo baahan yahay

Jagadan waxay u baahan tahay khibrad hore oo maamulka shaqaalaha ah.

  1. Shuruudaha Waqabadka

Qofka jagadan buuxinaya wuxuu waajibaadkiisa u gutay si wanaagsan kolka:

  • Qoraalada iyo dukumentiyada Waaxdu ay sax ah u diiwaan gashan yihiin.
  • Macluumaadka Hageyaasha iyo Shuruucaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka lagu soo saaro waqtigii loogu talagalay.
  • Diiwanka sirta ah ee Racfaanada Shaqaalaha Rayidku inuu sax yahay aadna loo xifdiyay.
  • Diiwaanka habraaca anshax marinta inuu sax yahay lana ilaaliyay.
  • Warbixin joogta ah, waqtiyeysan oo sax ah la siiyay gudoomiyeyaasha Shaqaalaha Rayidka
  • Shuruucda, Qaanuunka, Siyaasadda iyo Hageyaasha Maamulka KG oo lagu dhaqay gudashada waajibaadka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

 ————————————————————————————————————————————

Gudiga Shaqalaaha Rayidka

SHARAXAADA SHAQADAOB

Cinwaanka Shaqada:Wasaarad/Wakaalad:Waax:Heerka Darajada/Nooca:Wuxuu u warbixinayaa:

Mushaarka:

Saacada:

Goobta:

Karaaniga Xiriirada iyo DiiwaanadaXoghaynta Adeega Shaqaalaha RayidkaSiyaasadda, Diiwaanka iyo Ilaalinta MudnaantaHeerka 4 ( Grade 4)Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda iyo Shaqaaleynta

————————————————————————————————————————————–

XAYEYSIIN JAGO BANAAN

Jagada: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka

Cida uu hoos tagayo: Madaxweynaha

Goobta shaqo: Baidoa, Maamulka Koonfur Galbeed

Ujeeda Jagada:

Guddiga Shaqaalaha Raydka waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami usocodka shaqada ee shaqaalaha rayidka dowlladda Koonfurgalbeed ISWA. Wareegto lagu dhisayo gudiga ayuu Madaxweynuhu soo saaray 9-kii Luulyo 2015. Gudoomiyaha gudiga shaqaalaha rayidka ahi waa sarkaalka ugu sareeyo ee masuulka ka ah maamulka guud ee gudiga iyo xoghayntiisaba. Gudoomiyaha waxaa caawini doona laba gudoomye ku xigeenno. Wareegtada Gudiga shaqaalaha Rayidka (GSHR) waxay qeexeysaa in gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisuba loo xulan doono inay matalaan danaha guud ee dadweynaha Koonfurgalbeed, ugu yaraana mid kamid ah sedexdooda waa inuu haween noqdaa.

Masuuliyadda iyo waajibaadyada shaqo:

GSHR wuxuu masuul ka yahay inuu xaqiijiyo waxqabadka shaqo ee gudiga sida ku cad wareegtada.

  1. Xaqiijinta habsami u hirgelinta wareegtada GSHR.
  2. Dejinta siyaasado, Sharciyo iyo hageyaasha loo baahan yahay si loo hirgeliyo wareegtada islamarkaana hubiyo dabakhidooda.
  3. Keydinta xogta dhamaan shaqaalaha uu shaqaaleysiiyay maamulka, jagooyinka loo qoray iyo mushraadka loo cayimay.
  4. Haynta macluumaadka jagooyinka la dhisay ee miisaaniyadooda la ansaxiyay.
  5. Iskudubidda shaqaale qorista, dalacsiinta iyo bedelidda shaqaalaha rayidka.
  6. Si wadajir ah inay Wasaaradda Maaliyadda ee KG ula kaashadaan inay golaha wasiirada u gudbiyaan talo soo jeedino ku saabsan tirada iyo heerarka shaqo ee shaqalaaha la qoraayo, mushaaraadka iyo gunnooyinka shaqaalaha rayidka iyagoo tixgelinaya xaaladaha dhaqaale iyo caqabadaha miisaanayadeed.
  7. Meelmarinta anshax marsiinta ee arrimaha culus
  8. Wax ka qabashada cabashooyinka shaqaalaha rayidka
  9. Diyaarinta warbixinno xilliyeedka iyo warbixin sanadeedka shaqaalaha rayidka.

Howlaha shaqo ee sida khaaska u qabanayo waxaa kamid ah, oo aan keliya ku koobnayn:

  1. Marka uu gudigu shaqa galo:
  • Inuu kormeero qoriida shaqaalaha Xoghaynta Guddiga Shaqaalaha Rayidka
  • Samaynta diiwaanka jagooyinka shaqaale rayid ee la ansaxiyay iyadoo la waafijinayo miisaaniyadda Wasaarada Maaliyadda, iyo tirade jagooyin, goobta, darajada iyo faahfaahintooda shaqo.
  • Samaynta Diiwaanka dhammaan shaqalaaha Rayidka oo uu kujiro lambarka jagada loo magacaabay, Darajada, Faahfaahinta shaqo, Heerarkooda aqooneed, mushaaraadka loogu talagalay iyo warbixinatooda waxqabad.
  1. Shaqooyinka Joogtada ah:
  • Isku duwidda habka buuxinta jagooyinka shaqaale rayid ee banana, ansaxinta faahfaahin howleedka iyo xeyeysiintooda, magacaabidda Guddi Shaqaalo qoris iyo fulinta talo soo jeedinta ay wax ku magacaabeen guddiga Shaqaaleynta.
  • Inay heshiis/kunturaad u sameeyo shaqalaaha cusub, samaynta galka shaqaalaha, Maareynta dhaarta iyo tababaridda shaqaalaha cusub.
  • Is waafijinta diiwaanka shaqlaaha ee GSHR iyo Liiska Mushaar bixinta wasaaradda Maaliyadda ee bilkasta si loo xaqiijiyo in mushaaraadka si sax loo bixiyo.
  • Samaynta iyo maareynta shuruucda iyo tilmaameyaasha qodobada heshiiska shaqaalaha rayidka sida ku xusan Wareegtada GSHR islamarkaana xaqiiji in wasaaradaha iyo wakaaladuhu ay u hoggaansamaan shuruucda iyo tilmaameyaasha.
  • Sameynta, Isuduwidda am ka talabixinta barnaamijyada tababar ee shaqaalaha Rayidka oo ay kujirto tababarka shaqlaaha ee waxqabadyada laga dalbanaayo.
  • Wax ka qabashada kiisaska dhaqan xumida ay ku kacaan shaqlaaha rayidka sida ku cad wareegtada.
  • Wax ka qabashada cabashooyinka shaqaalaha rayidka ama musharaxiinta jagooyinka cusub arrimaha la xiriira shaqaaleynta, dalacsiinta, bedelidda ama arrimo kale ay qeexayso wareegtda

Tayada Shaqsiyadeed, Heerka Aqooneed iyo Tababar:

Gudoomiyuhu waa inuu ahaa muwaadin Soomaali ah oo ku sifoobay dabeecad wanaagsan. Waxaa laga filayaa inuu leeyahay aqoon sare, khibrad wanaagsan islamarkaan muujiyaa heer anshax aad u sareeyo.

Soo codsaha waa inuu haystaa shahaadada jaamacadeed oo la xiriirta shaqada, islamarkaana lahaadaa ugu yaraan 5 sano khibrad xaga maamulka Shaqaalaha ee wax shaqo dowladeed ama hayad uu ka gaaray heer jago sare.

AQoonta:

Gudoomiyaha waxaa laga rabaa inuu aqoon fiican u leeyahay:

  • Mabaadii’da Maareynta Qaybaha Dowladda
  • Hab Maamulka casriga ee Shaqaalaha
  • Mabaadii’da Maamulka wanaagsan ee maaliyadda Dadweynaha

Hawlkarnimada:

Gudoomiyuhu waa inuu muujiyaa:

  • Ka go’naanshiyo inuu isticmaalo mabaadii’da lagu salaynayo ku mudnaanta qofka, dhexdhexaadnimo iyo shaqaale rayid oo waxtar leh.
  • Akhlaaq wanaag iyo daacadnimo
  • Awood u lahaado inuu dhiirigeliyo islamarkaana hormuud unoqdo shaqaalaha
  • Awood u lahaado inuu si oraah iyo qoraalba xiriir war isgaarsiin u samayn karo
  • Inuu karo inuu aqoonsado, taxliiliyo islamarkaan taxliiliyo dhibaatooyinka adag ee soo waajaha.
  • Kartida inuu qorsheeyo iskuna dubarido shaqo si uu u xaqiijiyo habsami u fulinta howlaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

————————————————————————————————————————————-

XEYSIIS JAGO BANAAN

Jagada:                      Kuxigeen Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka (2 Jago)

Wuxuu u warbixinayaa:    Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka

Goobta:                                  Baidoa, Maamulka Koonfur Galbeed

Ujeeda Jagada:

Gudiga Shaqaalaha Raydika waxaa loo aasaasay inuu kormeero habsami usocodka shaqada ee shaqaalaha rayidka dowlladda Koonfurgalbeed ISWA. Wareegto lagu dhisayo gudiga ayuu Madaxweynuhu soo saaray 9-kii Luulyo 2015. Gudoomiyaha gudiga shaqaalaha rayidka ahi waa sarkaalka ugu sareeyo eek a masuul ah maamulka guud ee gudiga iyo xoghayntiisaba. Gudoomiyaha waxaa caawiyi doona laba gudoomye ku xigeenno. Wareegtada Gudiga shaqaalaha Rayidka (GSHR) waxay qeexeysaa in gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisuba loo xulan doono inay matalaan danaha guud ee dadweynaha Koonfurgalbeed, ugu yaraana mid kamid ah sedexdooda waa inuu haween noqdaa.

Masuuliyadda iyo waajibaadyada shaqo:

GSHR wuxuu masuul ka yahay inuu xaqiijiyo waxqabadka shaqo ee gudiga sida ku cad wareegtada.

  1. Xaqiijinta habsami u hirgelinta wareegtada GSHR.
  2. Dejinta siyaasado, Sharciyo iyo hageyaasha loo baahan yahay si loo hirgeliyo wareegtada islamarkaana hubiyo dabakhidooda.
  3. Keydinta xogta dhamaan shaqaalaha uu shaqaaleysiiyay maamulka, jagooyinka loo qoray iyo mushraadka loo cayimay.
  4. Haynta macluumaadka jagooyinka la dhisay ee miisaaniyadooda la ansaxiyay.
  5. Iskudubidda shaqaale qorista, dalacsiinta iyo bedelidda shaqaalaha rayidka.
  6. Si wadajir ah inay Wasaaradda Maaliyadda ee KG ula kaashadaan inay golaha wasiirada u gudbiyaan talo soo jeedino ku saabsan tirada iyo heerarka shaqo ee shaqalaaha la qoraayo, mushaaraadka iyo gunnooyinka shaqaalaha rayidka iyagoo tixgelinaya xaaladaha dhaqaale iyo caqabadaha miisaanayadeed.
  7. Meelmarinta anshax marsiinta ee arrimaha culus
  8. Wax ka qabashada cabashooyinka shaqaalaha rayidka
  9. Diyaarinta warbixinno xilliyeedka iyo warbixin sanadeedka shaqaalaha rayidka.

Howlaha shaqo ee sida khaaska u qabanayo waxaa kamid ah, oo aan keliya ku koobnayn:

  1. Marka uu gudigu shaqa galo:
  • Inuu kormeero qoriida shaqaalaha Xoghaynta Guddiga Shaqaalaha Rayidka
  • Samaynta diiwaanka jagooyinka shaqaale rayid ee la ansaxiyay iyadoo la waafijinayo miisaaniyadda Wasaarada Maaliyadda, iyo tirade jagooyin, goobta, darajada iyo faahfaahintooda shaqo.
  • Samaynta Diiwaanka dhammaan shaqalaaha Rayidka oo uu kujiro lambarka jagada loo magacaabay, Darajada, Faahfaahinta shaqo, Heerarkooda aqooneed, mushaaraadka loogu talagalay iyo warbixinatooda waxqabad.

  1. Shaqooyinka Joogtada ah:
  • Isku duwidda habka buuxinta jagooyinka shaqaale rayid ee banana, ansaxinta faahfaahin howleedka iyo xeyeysiintooda, magacaabidda Guddi Shaqaalo qoris iyo fulinta talo soo jeedinta ay wax ku magacaabeen guddiga Shaqaaleynta.
  • Inay heshiis/kunturaad u sameeyo shaqalaaha cusub, samaynta galka shaqaalaha, Maareynta dhaarta iyo tababaridda shaqaalaha cusub.
  • Is waafijinta diiwaanka shaqlaaha ee GSHR iyo Liiska Mushaar bixinta wasaaradda Maaliyadda ee bilkasta si loo xaqiijiyo in mushaaraadka si sax loo bixiyo.
  • Samaynta iyo maareynta shuruucda iyo tilmaameyaasha qodobada heshiiska shaqaalaha rayidka sida ku xusan Wareegtada GSHR islamarkaana xaqiiji in wasaaradaha iyo wakaaladuhu ay u hoggaansamaan shuruucda iyo tilmaameyaasha.
  • Sameynta, Isuduwidda am ka talabixinta barnaamijyada tababar ee shaqaalaha Rayidka oo ay kujirto tababarka shaqlaaha ee waxqabadyada laga dalbanaayo.
  • Wax ka qabashada kiisaska dhaqan xumida ay ku kacaan shaqlaaha rayidka sida ku cad wareegtada.
  • Wax ka qabashada cabashooyinka shaqaalaha rayidka ama musharaxiinta jagooyinka cusub arrimaha la xiriira shaqaaleynta, dalacsiinta, bedelidda ama arrimo kale ay qeexayso wareegtda

Tayada Shaqsiyadeed, Heerka Aqooneed iyo Tababar:

Gudoomiyuhu waa inuu ahaa muwaadin Soomaali ah oo ku sifoobay dabeecad wanaagsan. Waxaa laga filayaa inuu leeyahay aqoon sare, khibrad wanaagsan islamarkaan muujiyaa heer anshax aad u sareeyo.

Soo codsaha waa inuu haystaa shahaadada jaamacadeed oo la xiriirta shaqada, islamarkaana lahaadaa ugu yaraan 3 sano khibrad xaga maamulka Shaqaalaha ee wax shaqo dowladeed ama hayad uu ka gaaray heer jago sare.

 AQoonta:

Gudoomiyaha waxaa laga rabaa inuu aqoon fiican u leeyahay:

  • Mabaadii’da Maareynta Qaybaha Dowladda
  • Hab Maamulka casriga ee Shaqaalaha
  • Mabaadii’da Maamulka wanaagsan ee maaliyadda Dadweynaha

 Hawlkarnimada:

Gudoomiyuhu waa inuu muujiyaa:

  • Ka go’naanshiyo inuu isticmaalo mabaadii’da lagu salaynayo ku mudnaanta qofka, dhexdhexaadnimo iyo shaqaale rayid oo waxtar leh.
  • Akhlaaq wanaag iyo daacadnimo
  • Awood u lahaado inuu dhiirigeliyo islamarkaana hormuud unoqdo shaqaalaha
  • Awood u lahaado inuu si oraah iyo qoraalba xiriir war isgaarsiin u samayn karo
  • Inuu karo inuu aqoonsado, taxliiliyo islamarkaan taxliiliyo dhibaatooyinka adag ee soo waajaha.
  • Kartida inuu qorsheeyo iskuna dubarido shaqo si uu u xaqiijiyo habsami u fulinta howlaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka.

Sida Loo soo codsan Karo:

Dadka daneynaya waa inay u soo diraan codsiyadooda Abdullahi Hamud, Maamulaha Sirius Development Solutions (SiDeSol) – [email protected] ugu dambeyn 10th November 2015. Codsi kastaa waa inuu kujiraa Taariikh Nololeed (CV) hadda ah iyo seddex qofood oo aad kaa warbixin kara, warqad codsi oo sheegeysa Tayadaada iyo Aqoontaada. Waxaa intaas sii dheer nuqul kamid ah Baasaboorkaaga oo aan dhacsanayn uu lagu soo dirayo qaabka PDF. Codsi aan intaas kor ku xusan ku dhammayn lama tixgelin doono.

Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

Previous Post

R/wasaaraha oo dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha mara hawada dalkeenna

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka “Sawirro”

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha naafada Qaranka "Sawirro"

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masar 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masar 

May 16, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiistii kulan-doceed kula yeeshay...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah

May 15, 2025
0

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa....

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada 

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada 

May 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, xilli...

Danjiraha Soomaaliya ee Jarmalka oo ku soo dhoweeyay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga

Danjiraha Soomaaliya ee Jarmalka oo ku soo dhoweeyay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga

May 15, 2025
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka,Mudane Cabdicasiis Maxamed Maxamuud Farabadan, ayaa xarunta safaaradda ku soo dhaweeyay Wasiiru Dowlaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In