Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii koowaad ee Ciidul Adhxa ayaa magaalada Gaalkacyo laga dareemayo damaashaadka ciida waxaa boqalaal dad ah oo isugu jiray Agoon iyo dad danyar ah ay ka faa’ideysteen deeq isugu jirta hilib iyo lacag ay soo dhiibeen muslimiin Soomaaliyeed oo ku nool dalalka Denmark iyo Norway.

Xabiibo Maxamuud Cabdi (Xabiibo Koofuroow) oo iyadu wakiil uga aheyd dadka deeqdaani soo dhiibaya ayaa warbaahinta uga warbixisay deeqdaan iyo cida soo dhiibtay iyo waxa loogu talagalay waxaana ay sheegtay in ay tahay deeqdaani hilib loogu talagalay udhxiyada islamarkaana ay soo dhiibeen muxsiniin Soomaaliyeed oo u Soo marsiiyay sida ay sheegtay ururada OFRASOM,SORADO Iyo Xanaano.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Hooyo Maryan Naaleeye oo iyana ka hadashay madasha ayaa ka warbixisay cidda soo dhiibtay deeqda lacageed ay gaarsiiyeen Agoonta waxaana ay xustay ineey soo dhiibeen muslimiin Soomaaliyeed oo ku nool dalka Norway.

Sanad walba maanta oo kale ayaa waxaa deeqahaani ay yihiin kuwo muslimiin Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ay usoo marsiiyaan ururka xanaano.

vlcsnap-2015-09-24-13h33m32s148 vlcsnap-2015-09-24-13h33m41s11 vlcsnap-2015-09-24-13h33m56s131 vlcsnap-2015-09-24-13h34m10s33 vlcsnap-2015-09-24-13h34m28s225 vlcsnap-2015-09-24-13h34m53s214 vlcsnap-2015-09-24-13h35m02s38 vlcsnap-2015-09-24-13h36m11s210 vlcsnap-2015-09-24-13h36m22s82 vlcsnap-2015-09-24-13h36m34s200 vlcsnap-2015-09-24-13h37m34s139 vlcsnap-2015-09-24-13h37m46s136 vlcsnap-2015-09-24-13h38m12s119

Waxaa diyaariyay wariye C/risaaq Maxamed Axmed

Previous Post

Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo caawa bandhig faneed ku qabanaya Muqdisho “Dhageyso”

Next Post

Soomaalida ku nool Magaalada Tromso ee Norwey oo si weyn u Ciiday-SAWIRRO

Next Post
Soomaalida ku nool Magaalada Tromso ee Norwey oo si weyn u Ciiday-SAWIRRO

Soomaalida ku nool Magaalada Tromso ee Norwey oo si weyn u Ciiday-SAWIRRO

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In