Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo gacanta lagu dhigay+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo gacanta lagu dhigay+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendarshe ee gobolka Shabeellaha hoose waxey ku soo qabteen gaari Saaruf ah oo maleeshiyada Al-shabaab ay ku soo rareen waxyaabaha qarxa.

Taliya Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab G/le Ismaaciil Cabdi Maalik Maalin ayaa idaacadda ciidamada Qalabka sida u xaqiijiyay in ciidanku ay gacanta ku dhigeen gaarigaan oo ay ka buuxaan walxaha qarxa kuna soo jeeday magaalada Muqdisho si loogu xasuuqo shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa sidoo kale sheegay in ciidanku ay soo qabteen miinooyin badan iyo maleeshiyaadkii dhagarta u maleegayay shacabka Soomaaliyeed.

Qabashada gaarigaan iyo miinooyinka ayaa dhabar jab ku noqoneysa maleeshiyaadka argagaxisada Al-shabaab oo caadeystay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan,waxeyna ciidanka xooggu u taaganyihiin ilaalinta shacabka.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ku baaqay hubinta badqabka shaqaalaha gargaarka

Next Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In