Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabdho qareeno ah oo loo soo xirey aqoon isweydaarsi-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Gabdho qareeno ah oo loo soo xirey aqoon isweydaarsi-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon is weydaarsi mudo sadax maalin ah uga soconayay magaalada Muqdisho in ka badan 20 haween qareeno ah oo ka kala yimid gobolada dalka, ayaa maanta waxaa soo xiray wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda xukuumadda Soomaaliya.

Ujeedka dood cilmiyeedka  ayaa ahaa sidii ay iskaashi u samayn lahaayeen una xoojin lahaayeen howsha qareenimada gabdhaha Soomaaliyeed si ay qayb uga noqdaan baahinta garsoorka dalka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda ee xukuumada Soomaaliya Dr. ismaaciil jimcaale, ayaa goobta ka hadlay waxaa uuna u mahad celiyay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan haweenka oo gacan ka siisay wasaarada qabsoomida aqoon is weydaarsigaan.

“Waa wax wanaagsan in gabdhaha qareenada Soomaaliyeed ay kulmaan isla markaana ay ka hadlaan iskaashiga xaga shaqada iyo in ay sameestaan ururo qareeno,” ayuu yiri Dr. Ismaaciil.

Wasiir ku xigeenka wasaarada cadaaladda dowladda Soomaaliya, Ciise Wehliye Maalin, oo soo xiray dood wadaaga qareenada haweenka ah ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay u gudbin doonaan in goob walba oo arimaha baarista dambiyada laga qayb galiyo gabdhaha qareenada maadaama  dacwooyinka haweenka ay ku wanaagsan yihiin qaadistooda gabdhaha.

“Wasaarad cadaalad ahaan aad baan idin soo dhoweynaynaa, hadaad tihiin qareeno wax walba oo lagu hor marinaayo howshiina qareenimada diyaar ayaan idiin nahay,” ayuu yiri Ciise.

Aqoon is weydaarsigaan ayaa bilowday 13 kii bishan waxayna wasaaradda cadaaladda uga gol leeheyd sidii ay u dhiiri gelin lahayd xirfadda qareennimo ee gabdhaha sharci yaqaanada Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan kula yeeshay Doxa Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey-Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In