Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Gaddiidka Oo Gaartay Guushii Labaad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Gaddiidka Oo Gaartay Guushii Labaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubada cagta Gadiidka ayaa adkaatay kulankeedii labaad ee horyaalka premier league Somalia kulan galabta ay la Ciyaartay kooxda Jenyo.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa qaybtii hore lagu kala nastay 3-2 oo ay hogaanka ku haysay kooxda Gadiidka oo ka Carareyso in ay ka Soo Muuqato Horyaalka Heerka labaad Xili Ciyareedka Soo Socda.

Qaybtii Labaad markii la isku soo laabtay ayaa kooxda Jenyo waxay isku dayday in ay soo gudo goolasha lagu leeyahay balse taasi ma dhicin oo Gadiidka ayaa Meeshedii ka sii wadatay Bandhiga Goolasha ee galabta waxaana Jenyo loogu daray Sadex kale oo ka dhigtay Natiijada Ciyaarta 6-3 oo ay guusha ku raacday kooxda Gadiidka oo Galabta ay u shidneyd gagada Banaadir dhanka kale Goolasha Gadidka laba ka mid waxaa saxiixay Bille Muxudiin Buraale kaasi oo ahaa galabta xidiga ugu wanaagsan garoonka.

Jenyo waa guuldaradii shanaad ee soo gaarto horyaalka Soomaaliya 12 kulan oo ay ciyaartay ayadoo sidoo kale jenyo oo anan lagu lahayn wax gool ah kulankaan ka hor haatan lagu yeelan doono 3 gool oo dheeri ah lagana doonayo in ay soo gudo.

Guusha Gadiidka ayaa waxaa ay ka dhigan tahay in ay Soo dhaqaaqday kaalinta 7-aad ee kala horeynta horyaalka Soomaaliya ayadoo ay isku dhibco yahiin kooxda Madbacadda oo dhanka goolal tirsiga kaalinta 9-aad maadama kooxda Gadiidka lagu leeyahay 12 gool halka kooxda madbacada lagu leeyahay 13 gool inkastoo kooxda Madbacadda kulanka 12-aad ay la ciyaari doonto kooxda Heegan.

Gadiidka Waa Markii labaad oo ay adkaato 12 kulan oo ay Ciyaartay horyaalka Soomaaliya ayadoo guusha galabta  ay gaartay ay ahayd mid muhiim u ah kooxda Gadiidka waayo waxaa ay ka faa,ideysanaysaa kulanka Madbacadda ay la ciyaari doonto kooxda Horseed hadii Madbacadda laga adkaado waxay ku wareejin doonta booska loogu laabto horyaalka heerka labaad.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Danjire Cali Siciid Fiqi

Next Post

Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo+Sawirro

Next Post
Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo+Sawirro

Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In