Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gambia oo ku biirtay dalalka ka baxaya Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gambia oo ku biirtay dalalka  ka baxaya Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda dalka Gambia ayaa sheegay in ay ka bixi doonaan xubinimada maxkamadda dambiyada Caalamiga ah ee ICC,kadib markii ay ku eedeeyeen maxkamaddaasi in ay silac iyo dulleyn ku hayaan dalalka Africa.

Dalkaan yar oo kamid ah dalalka Africa ee dhaca Galbeedka ayaa ku biiray wadamada K/Africa iyo Burundi oo shaaciyay in ay ka baxayaan Maxkamadda ICC.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta Gambia Sheriff Bojang,ayaa ku nuuxnuuxsaday in Maxkamadda Caalamiga ah ay iska indh tirto dambiyada dagaal ee ay galaan dalalka reer Galbeedka,isagoo tusaale u soo qaatay in lagu fashilmay maxkamadeynta R/wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Tony Blair,taas oo la xiriirta  dagaalkii Ciraaq.

Dalka Gambia waxaa tallada haya Madaxweyne Yahya Jammeh oo sanadkii 1994-tii afgambi ku qabsaday dalkaasi,waxaana lagu wadaa in bisha Disebar ay ka dhacaan doorashooyin,inkastoo hogaamiyihii mucaaradka iyo 18-ruux oo kale sanadkaan horaantiisii lagu xukumay 3-sano oo xarig ah.

Gudoomiyaha guddigga xeer-ilaalinta Fatou Bensouda, ayaa horay u soo qabatay jagagda Wasiirka Caddaaladda ee dalka Gambia

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga oo beeniyay in Ciidamo ka Tirsan Dawladda……….

Next Post

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Gaalkacyo

Next Post
Wasiirka difaaca oo booqday degmada Garbahaarreey ee gobolka Gedo-SAWIRRO

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Gaalkacyo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In