Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatada degmada X/weyne oo gudi maamul ah sameystay ” SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani lagu dooranayay gudoomiyaha  gudiga  ganacsatada degmada  Xamar weyne  ee gobolka  Banaadir oo maanta lagu qabtay  degmadaasi , ayaa waxaa ka qaybgalay  xubno ka socoday wasaaradda maaliyadda  Soomaaliya   maamulka gobolka  iyo xubno kale.

Cusmaan Maxamed Cawaale Beynoos oo loo doortay gudoomiyaha gudiga ganacsatada degmada X/Weyne ayaa hadal uu ka jeediyay xafladda waxa uu sheegay inuu ka shaqeyn doono horumarinta ganacsiga degmadaasi iyo isku xirka dowladda iyo ganacsatadaba.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Gudoomiyaha  degmada  X/Weyne ee gobolka Banaadir  C/qaadir Maxamed C/qaadir (Carab) oo ka  hadlay  xafladaasi  ayaa  sheegay  in    gnacsatada degmaadaasi looga  baahanyahay wada shaqeyn dhexdooda ah iyo inay ka qayb  qaataan  dhismaha wadooyinka  degmada ee   u baahan dayactirka maadaama ay roobabkii da,ayay burburiyeen.  

Gudoomiye ku xigeenka  dhanka  siyaasadda  ee  maamulka  gobolka  Banaadir  Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel oo munaasabadda ka qeybgalay ayaa ugu baaqay  guud ahaan   ganacsatada gobolka  degmada iyo kuwa gobolkaba inay si wanaagsan  u bixiyaan   Canshuurta   si   loogu  horumariyo  dhismaha  iyo  bilicda  magaalada Muqdisho.

rug_1 rug_2 rug_3 rug_4 rug_5 rug_6 rug_7 rug_8 rug_9

Previous Post

in ka badan 10 Qof oo loo maleenayo in ay sumooween oo ku geeriyooday Degmada Yaaqshiid

Next Post

Buug uu qoray Admiral Faarax Qare oo maanta lasoo bandhigay

Next Post

Buug uu qoray Admiral Faarax Qare oo maanta lasoo bandhigay

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In