Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay sagaal eedeysane iyo shirkado loo haystay ka ganacsiga cunnooyin iyo cabitaanno dhacay, iyaga oo isticmaalaya jawaanno cusub iyo taariikho been ah sida looga iibiyo bulsha Soomaaliyeed.
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 10-ka January, 2025 1- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta...