Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Jubaland iyo Koofur-Galbeed oo Garowe gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Jubaland iyo Koofur-Galbeed oo Garowe gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Jubbaland Axmed islaan Axmed madoobe iyo Koofur-Galbeed ย Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe, ayagoo ka qeyb galaya shir dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada uga furmaya magaalada Garowe.

Masuuliyiinta ayaa socod ku maray qeybo ka mid ah magaalada ayagoo salaamayey ย dadweyne ka qeyb qaadanayay soo dhaweynta wafuuddan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo soo dhaweynta masuuliyiintan ka hadlay ayaa sheegay in dhammaan wafuudda ku sugan magaalada Garoowe ay ka wada qeyb geli doonnaan shirka wada tashiga Soomaaliya oo ah shir muhiim u ah waddanka.

“Waxaa maanta sharaf weyn noo ah inaan soo dhaweeyo madaxweyneyaasha dawlad-goboleedyada Koonfur-Galbeed Shariif Sasan Shiikh Aadan iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Axmed Madoobe oo u yimid inay ka qeyb qaataan shirka wada-tashiga Soomaaliya iyo dawladnimada Soomaaliyeed. Ajadayaal badan ayaa shirkaas looga wada hadli doonaa shirkaas, shalay waxaa noo yimid madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, ujeeddaduna waxa weeye in la isku yimaado oo laga wada hadlo arrimo muhiim u ah Soomaaliya” ayuu yiri Dr. Cabdiwali Gaas.

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ย Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa ugu horeyn ka mahad celiyey soo dhaweynta isagoo shirka Garoowe ย ka rajeeyay mid is bedel wanaagsan u horseeda Soomaaliya.ย “waxaan rajaynaynaa in madaxda isku timid ay noqdaan kuwo taariikhda Soomaaliya wax ka beddela, dhibaatada jirtana wax ka bedela, Soomaalina gaarsiiya midnimo iyo wada-socod iyo walaalnimo iyo dawladnimo” Ayuu yiri Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka jubbaland Axmerd islaan Axmed Madoobe ayaa isna dhankiisa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaantinkiisa Puntland.

“Imaantinkeenna halkaan wuxuu noqon doonaa mid natiijo guul iyo mira dhal ah laga gaaro,wax badan ayaa Soomaalidu arrimiheeda banaanno iyo meelo kale ku soo dhameysatay, waxa laga hadlayo hadday tahay hogaamiyeyaasha Soomaalidu ha isku yimaadaan oo iyagu gudahooda haku tashadeen iyadoon cidi ku dhaxjirin wixii masiirka umadda Soomaaliyeed ah hallaga tashado, waxay ila tahay mar dhaw waxaan gaari doonna sidaan si ka beddelan oo wanaagsan” ayuu yiri madaxweynaha Jubbaland.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada oo dhawaan uu ka furmi doono shir u dhaxeeya dowladda Dhexe iyo madaxda dowlad-goboleedyada dalka ka jira. Shirkaas ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee waddanka iyo hiigsiga 2016-ka.

Previous Post

Ardayda Jaamacadda SIMAD oo dad aragga la’ ulo u qaybisay – SAWIRRO

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 29 04 2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 29 04 2015

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In