Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gedo: Sadax qof oo u geeriyootay cunitaanka hilibka neef xanuunsan oo ay gowracdeen, 120 kalana waa lala tacaalayaa” Dhegeyso”

admin by admin
6 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Gedo: Sadax qof oo u geeriyootay cunitaanka hilibka neef xanuunsan oo ay gowracdeen, 120 kalana waa lala tacaalayaa” Dhegeyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhacdadani waxa ay ka dhacday inta u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Dooloow ee gobolka Gedo waxaana waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay sadax ruux oo laba ka mid ah ay caruur yihiin halka mid ka kalena ay haween aheed sida uu Radio Muqdisho u sheegay Dr Cabdi Aadan Maxamed Agaasimaha Isbitaalka degmada Luuq ee gobolka Gedo kadib markii dadkaasi ay cuneen hilibka neef ay gowracdeen.

3-dii bishaan ayay dhacdadani ka dhacday deegaankaasi oo qiyaastii luuq u jira 35km, in ka badan 120 ruux oo kale ayaa la xanuunsanaya cunida hilibka neefka ay gowracdeen oo qabay xanuun, ka hor gowraca neefka waxaa la siiyay dawo lagula tacaalayay sida uu sheegay Agaasimaha Isbitaalka Luuq

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

”Neefka ay gowracdeen waa uu xanuunsanaa waxaana la siiyay dawo inta aan la gowracin kadibna dadkii cunay badi waa uu saameeyay waxaa dhintay sadax ruux oo laba caruur tahay 120 qof oo kalana waa ay la xanuunsanayaan sida aan warbixinta ku helnay” ayuu yiri Dr Cabdi Aadan

Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka ay dhacdadani ka dhacday ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dhacdadani ay ugub ku tahay dhaqaaatiirtani ay u sheegeen in dadka ay ku sumoobeen hilibka ay cuneen.

Dadka deegaanka ayaa intaa ku daray in dadka waxyeeloobay aanay helin gurmad deg deg ah maadaama isbitaaladu ay ka fog yihiin.

Halkaan ka dhegeyso Wareysiga Agaasimaha Isbitaalka Luuq Dr Cabdi Aadan Maxamed

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/02/WAREYSI-AGAASIMAHA-CISBITAALKA-LUUQ-CABDI-AADAN-MAXAMED-.mp3
Previous Post

Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka+Sawirro

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In