Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Godoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo siminaar u furay haweenka xildhibaanada ah {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Godoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo siminaar u furay haweenka xildhibaanada ah {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan loo furay Haweenka xildhibaanada ah ee baarlamaanka ku jira  oo ah mid soconaya sadax maalin loogana hadlayo doorka haweenka ee siyaasada iyo hormarada kale la xiriira ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalle Cawad  xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka mudane Axmed Cali Daahir,wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka ,sidoo kale ku xigeeenka madaxa midawga Africa haweeneyda lagu magacaabo Ladio wayonte .

Siminaarka waxaa soo qaban qaabiyay Xafiiska Dumarka u qaabilsan AMISOM waxaana ugu horeynba halkaa ka hadlay Ladiyo Wayonte oo ku dhiiri galisay haweenka Soomaaliyeed doorka ay ku leeyihiin Siyaasada Soomaaliya,

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiir ku xigeeenka wasaarada haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka Marwo Muumino Sheikh Cumar ayaa waxaa iyaduna waxaa ay amaan iyo bogaadin u soo jeedisay AMISOM garab istaagooda haweenka Soomaaliyeed.

“Maanta waxaa sharaf noo ah haweenka xildhibanada ah kabaasity bildhinkooda oo la dhisayo Aad iyo Aad ayaan ugu mahad celinayaa AMISOM oo soo abaabushay dhinaca sharciga in ay ka dhisto haweenka baarlamaanka waana uga mahad celineynaa waana ku faraxsanahay sida quruxda badan ee maanta la iskugu yimid   Work shop kaan waana ku faraxsanahay”ayay tiri marwada

Gudoomiye ku xigeeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalle Cawad ayaa waxaa uu si rasmi ah u furay siminaarka waxaana uu la dar daarmay Haweenka loo qabtay Siminaarka ee xildhibaanada ah.

“Waxaa muhiim ah in siminaarkaan looga faa’iideesto in la isla qiimeeyo xaalada dhabta ah ee ay yacnii ku sugan tahay doorka ka qayb qaadashada go’aanada heeer qaranka iyo heer State iyo heer degmo ee haweenka Soomaaliyeed Meeshaan ka soo bilawnay ilaa iyo hadda ma sarey u kac ma hoosey u dhacday ma sideeediibaa maxaa iska badalay xaaladaas”ayuu yiri Cawad.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12

 SAWIR QAADE AXMED CALI KAAHIYE 

Previous Post

Golaha wasiirada oo falanqeeyay dar daarankii madaxweynaha oo maanta la kulmay “Warbixin+Sawirro

Next Post

Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye

Next Post
Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye

Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In