Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Kormeeray dugsigii tababarka Ciidanka Boliiska ee Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.

Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud taliyaha ciidanka booliiska ayaa kormeerkiisa ka bilaabay dugsiga tababarka Lafoole oo ay degganyihiin ciidamo ka tirsan Booliiska .

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

Taliyaha ayaa key soo wareegay qeybaha uu ka koobanyahay dugsigaasi oo ay ka baxeen dhir aad u badan oo u baahan in laga jaro, islamarkaana la dayactiro.

Sidoo kale taliyaha ayaa kormeer key tagay saldhiga ciidanka boliiska ee Degmada Afgooye, isagoo ciidamada ku sugan halkaasi faah faahin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee uu Talisku wado ee la xiriira horumarinta iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

“On job tarainin in lagu shaqeeyo ayaa la rabaa waxaan idiin ku baaqayaa in aad iaalisanaa dishibiliinka islamarkaana aad ku dadaashaan xiriirka alle islamarkaana salaada aad dukataan markii kowaad ma noqonayo kormeerkani mar labaad ayaan idiin imaanayaa iyo waqtiyo kale duwan geela hala cuno xuquuqaadkiinana waan idiin raadinayaa” ayuu yiri Jeneraal Xaamud.

Dhinaca kale Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Sareeya gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa isna waxa uu kormeeray xaruumaha ciidanka Asluubta ee ku yaala inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.

Meelaha uu kormeeray waxaa ka mid ah xarunta agoonta ee wiilasha isagoo key wareegay qeybaha ay ka oobantahay xaruntaasi oo kala ah dugsiga dhexe ee wiilasha,dugsiga sare ee farsamada gacanta,isbitaalka xaruntaasi ay leedahay iyo qeybta, beerta Ciidanka Asluubta uu lahaa,Xabsiga magaalada Afgooye, iyo xarunti Agoonta gabdhaha oo u bahaan in la dayactiro.

“Ciidanka Asluubta waxaan soo marnay iskuulkii agoonta ee wiilasha ee deegaanka Lafoole, waxaan soo marnay xabsigii degmada Afgooye xaruntii agoonta gabdhaha runtii meelihii aan soo marnay waxaan ku soo aragnay
waxyaaba dhaqaajinaya qalbigaada oo waxaan soo arkay matooradii xiligii dowladda ay jirtay oo ka shaqeynaya xaruumhihii agoobnta wiilsha iyo iyo gabndhha” ayuu yiri Jeneraal Bashiir “Goobbe”.
Kormeerka maanta ay sameeyeen Talliyeyaasha Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo Asluubta ayaa qeyb ka ah dar dar galinta howlaha baaxada leh ee ciidanka laga sugayo iyo in ay si toos u wada shaqeeyaan labada ciidan oo shaqo wadaag ah.

Previous Post

Godoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo siminaar u furay haweenka xildhibaanada ah {SAWIRRO}

Next Post

Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Next Post
Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In