Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha ammaanka ee QM oo kordhiyay mudada cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah oo ay heyso kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, taas oo ay sheegeen in ay xad-gudub ku tahay cuna-qabteynta hubka ee Qaramada Midoobay ay kol-hore kusoo rogtay Soomaaliya.

Golahu waxay u codeeyeen in muddo sannad ah lagu kordhiyo muddada xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya, iyagoo sheegay in dhaqdhaqaaqyada xiriirka la leh ururka Al-Qaacida ay sii wadaan inay carqaladeeyaan xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Waxay ku booriyeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay sii waddo la shaqeynta beesha caalamka, sibey yiraahdeen looga hortago inay kbocdo awooda Nabadiidka Al-Shabaab.

Sidoo kale Golaha Ammaanka ayaa dowladda Soomaaliyeed ku booriyey inay abuurto dakhli loo isticmaalo baabi’inta fikirka argagixisanimada ee Al-Shabaab.

Golaha ammaanku wuxuu sidoo kale mamnuucay ka iibinta ama u daabulidda Soomaaliya ee wax kasta oo loo arko in lagu farsamen karo waxyaabaha qarxa iyo dhoofinta dhuxusha.

Bishii Janaayo 1992-kii Qaraar uu qaatay Golaha Ammaanka ee QM ayaa cunaqabateyn dhanka hubka ah lagu saaray Soomaaliya, xilligaas dalkeenna waxuu cagaha la galay dagaallo sokeeeye, qaraarkaas ayaana sanad kasta waqtiga loo kordhiyaa.

Previous Post

Gen. Khaliif Xaftar oo shaaciyey inuu yahay musharax madaxweyne

Next Post

Dowladda Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay ciidanka GOR GOR

Next Post
Dowladda Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay ciidanka GOR GOR

Dowladda Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay ciidanka GOR GOR

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In