Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynah jamhuuriyadda Soomaaliya iyo madax kale oo qaramada midoobay iyo caalamka intiisa kale ka kala socda.

Wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo shirka khudbad ka jeediyay ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada Soomaaliya, isagoo amaanay dadaalada dhanka siyaasadda ah oo ay hormuudka ka tahay dowladda Soomaaliya.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Danjire, Keating, ayaa sidoo kale sheegay in heshiiskii dhowaan ka dhacay magaalada Garoowe  uu ahaa  mid wax ku ool u ah doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo sanadkan.

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa tilmaamay in doorashada sanadkan wax badan ugu duwan tahay tii sanadkii 2012 ka dhacday dalka, maadaama tirada dadka soo dooranaya xubnaha baarlamaanka ay ka badan yihiin kuwii 2012ka.

Previous Post

Eedeysanayaashii loo soo qabtay qaraxii diyaaradda Daalo oo maanta maxkamad la hor keenay+Sawirro iyo Dhageysi

Next Post

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalada doorashada 2016

Next Post
Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalada doorashada 2016

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalada doorashada 2016

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In