Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Eedeysanayaashii loo soo qabtay qaraxii diyaaradda Daalo oo maanta maxkamad la hor keenay+Sawirro iyo Dhageysi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Eedeysanayaashii loo soo qabtay qaraxii diyaaradda Daalo oo maanta maxkamad la hor keenay+Sawirro iyo Dhageysi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay dacwadii loo haystay eedeysanayaal loo soo qabtay qaraxii ka dhax dhacay 02/02/2016 diyaarada Daalo kuwaas oo dadkii loo soo qabtay qaarna la sii daayay markii wax dambi ah lagu waayay halka 14 kii eedeysane ee soo haray maanta maxkamada ay dhageysatay dacwadooda.

Wariyaheena C/casiis Max’uud Guuleed Africa ayaa warbixintaan nooga diyaariyay eedeysanayaasha maanta maxkamada la horkeenay iyo sida dhageysigoodu u dhacay.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta Afrika.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/WAR-AFRIKA-MAXKAMADA-OO-DHAGAYSATAY-EEDESANAYAAL-ok.mp3

vlcsnap-2016-04-20-18h01m24s155 vlcsnap-2016-04-20-18h01m31s218 vlcsnap-2016-04-20-18h01m34s251 vlcsnap-2016-04-20-18h01m37s29 vlcsnap-2016-04-20-18h01m42s77 vlcsnap-2016-04-20-18h01m49s141 vlcsnap-2016-04-20-18h01m52s178 vlcsnap-2016-04-20-18h01m56s211 vlcsnap-2016-04-20-18h02m52s11 vlcsnap-2016-04-20-18h02m59s77 vlcsnap-2016-04-20-18h03m15s238 vlcsnap-2016-04-20-18h03m19s19 vlcsnap-2016-04-20-18h03m22s51 vlcsnap-2016-04-20-18h03m25s85 vlcsnap-2016-04-20-18h03m34s173 vlcsnap-2016-04-20-18h03m43s7 vlcsnap-2016-04-20-18h04m24s159 vlcsnap-2016-04-20-18h06m33s171 vlcsnap-2016-04-20-18h06m37s204 vlcsnap-2016-04-20-18h06m44s26 vlcsnap-2016-04-20-18h07m01s197

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Ruushka ka codsaday in Soomaaliya laga taageero amniga

Next Post

Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya

Next Post
Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya

Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In